Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa eedo culus u soo jeediyay Suldaanka Beesha Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar.
https://www.youtube.com/watch?v=2dHZyK0Wosw
