Oodweyne 06. February 2018 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo Kormeer Shaqo ku Maraya Gobolada bariga Somaliland ayaa gaadhay Xarunta gobolka Daad Madheedh.
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Gobolka Daad Madheedh,Cagaf Cagaf iyo Qalab kale oo uu Ku Wareejiyey Beeralayda Gatiitalay DAAWO
