Hargaysa 15. February 2018 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland oo uu Horkacayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa maanta Kormeer indho indhayn ah ku soo mariyey Waaxyaha ay Wasaaradda Warfaafintu ka kooban tahay Wefti ka socda Dawlada Ingiriiska.
Wefti Sare oo Ka socda Dawlada Ingiriiska oo Maanta Kormeer ku maray Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland DAAWO
