Hargaysa Feb 17,2013- (SDN) Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland,ayaa Fadhigoodii waxay Xogwaran kaga dhagaysteen Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur.
Hadaba Waxay Shabakada SDN/qurbejoog.com Halkan idiinku soo Gudbinaysaa Warbixintii Wasiirka iyo Su’aalihii Mudanayaashu Weydiiyeen Dhagaysi haboon.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warbixin.mp3″]
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com
