Uncategorized

DAAWO SAWIRADA: Canug 26-Asbuuc ku dhashay Mucjiso

April 06 2013SDN–Mucjso lala yaabay taasoo ah Cunug uurka ku jiray 26 Asbuuc ugu danbeyna la dhalay kaasoo culeyskiisu lamid yahay Kartonka yar ee Sokorta.

Cunugani oo dhashay Sedex Bilood iyo maalmo ayeey Dhaqaatiirku ku korinayaan Xanaaneeyaha Caruurta Mujuqa ah iyagoona sheegay in uu yahay mid mucjiso ah aanan weli loo arag.

Aragtida Cunugani oo ishii aragtaa dareemeyso yaraantiisa ayaa Labada Sacab ee Gacmaha bini adamka wada qarin karaan , waana mid weli nool dhamaana jirkiisu wada shaqeynayaan.

12 Asbuuc ayaa kasoo wareegtay waqtigii la dhalay cunugani iyadoona dhaqaatiirku ka digeen in banaanka loo baxsho waxaana lagu korinayaa Mashiino xanaaneeya caruurta aanan dhameysan waqtigooda.

Mucjiso Cunug1 By Aduun_com

Mucjiso By Aduun_com

Mucjiso Cunug2 By Aduun_com

Mucjiso Cunug3 By Aduun_com