Uncategorized

Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah la yeeshay madax sare sare kula yeeshay Addis Ababa

Addis ababa, April 8, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo is daba jooga ah la qaatay madax sar sare ee urur gobeleedka IGAD, Midowga Africa, Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha dawlad geedaanka Soomaalida Itoobiya.

<div style="text-a