Burco 04.May (SDN) Wasiir ku xigeenka Macdanta Somaliland ayaa shirjaraaid ku qabtay magaalada burco waxa uu ku sheegay in la soo afjaray khilaafaad u dhexeeyey masuu’liyiinta wakaalada biyaha magaalada burco
Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha ayaa Kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta kala duwan ee Wakaalada Biyaha ee Magaalada Burco, Dad Weynaha ku nool Magaalada Burco ayaa dareen soo dhawayn ah ka muujiyay is afgaradka dhex maray Madaxda Wakaalada Biyaha.
Burco SDN.
Qurbejoog.com
