Hargeysa May, 5 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa baafinaya 35 mudane oo ka tirsan golahaas, kuwaasoo sida la sheegay aan ka soo xaadirin fadhigii 8aad ee golahooda intii ka dambaysay kal-fadhigooda u furmay ee 21aad.
Qoraal uu maanta soosaaray Xoghayaha Guud ee golaha Wakiilada Mr Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, waxa lagu caddeeyay magacyada 35-ka mudane, kuwaasoo intooda badani Hargeysa ku sugan yihiin, balse aan fadhiyada golaha ka xaadirin, inkastoo ay ku kala duwan yihiin maqnaanshaha.
Qoraalkaa kooban oo ay magacyadu weheliyaan, wuxuu Xoghayuhu ku bilaabay sidan; “Waxaan idinka codsnaynaa in aad noo baahisaan mudanayaasha Liiska ku qoran oo aan ka soo xaadirin fadhigii 8aad ee kalfidhiga 21aad ee Golaha Wakiilada, kuwaasoo kala ah:-
- C/qaadir X Ismaaciil Jirde
- Axmed Ibraahim (Axmed Weyne)
- Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador)
- Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)
- Maxamed H Yuusuf Axmed (Waabeeyo)
- Maxamed Jaamac cali Guuleed
- Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle
- Mahdi C/laahi Maxamud
- Maxamed Jaamac Cabdi
10.Maxamed Cali Xirsi
11.Maxamed X Maxamud Cumar Xaashi
12.Naasir Cali Shire
13.Mahdi Xuseen Adar
14.Maxamed Cismaan Maxamed (Bulqaas)
15.Aadan X Diiriye Dirir (Aadan Sanqoole)
16.Aadan Muxumed Hoori (Mataan)
17.Axmed Xasan Aadan (Waysacade)
18.C/casiis Ismaaciil Ducaale (C/casiis Dhul-cun)
19.Jaamac Xasan Aadan
20.Maxamed Saalax Cige
21.Mahdi X Xasan Sugaal
22.Cumar Axmed Sulaymaan (Cumar San-weyne)
23.Maxamed Axmed Maxamud
24.C/qaadir Jaamac Tukaale
25.Fu’aad Sheekh Muxumed Cabdalle
26.Yaasiin Cali Warsame
27.C/raxmaan Muuse Jaamac
28.C/raxmaan Yuusuf Cartan
29.Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe
30.Axmed Maxamed Diiriye Nac nac
31.C/qaadir Xasan Askar
32.Xaashi Xuseen Caabi
33.Ibraahim Jaamac Cali (Rayte)
34.Abuukar Cabdi Good
35.Maxamud Dhunkaal Guutaale.”
Qurbejoog.com, Hargeysa
