london 07/5/2013 (SDN) Madaxeynaha Dawlada Soomaaliya, xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo sameeyay soo dhaweyn si cajiib ah.
Xassan Sheekh iyo R/wasaaraha Ingiriiska ayaa lafilayaa maalinta barri ah in ay si wada jir ah u shir gudoomiyaan shirka London oo ah mid arimaha Soomaaliya khuseeyaa, waxa ayna noqoneysa maarkii ugu horeysay muda ka badan labaatan sano oo madaxweyna Soomaaliyeed uu shir gudoon ka noqdo shir caalami ah.
Hoos Ka Daawo Sawirada Soo dhaweynta Madaxweynaha

