London May 08,2013(SDN)-Raiisul Wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa khudbad ka jeediyay shirka Soomaaliya ee ay dawladiisu ku marti gelisay magaalada London.
Raiisul wasaaraha Britain ayaa khudbadiisa uga hadlay qodobo ay ka mid yihiin gacan qabadka Soomaaliya,khatarta Burcad badeeda iyo Xagjirnimada.
