|

‘’Abaarta Ilaahay Iyo Dawlad adag ayuunbaa inaga Saari Karta,Doorashada oo dib Loo Dhigaana Waxay Muujinaysaa Taagdaradeena’’ Maxamed Cali Bille DAAWO

Hargaysa 09. January 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bille oo dhawaan Shaaciyey Inuu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye ayaa Ku dooday in Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaanada Somaliland inuu eebbe inaga Saari Karo Isagoo hadalkiisa Ku Lamaaneeyay in Alle ay Soo raacayso Dawlad adag, Waxaa Kale oo uu Xusay in Doorashada oo dib loo dhigaa ay astaan cad u tahay taagdaradeena isagoo Sheegay in dadka reer guuraaga ah ee dayacmay in Wax tarkooda laga gaabiyey,Isla markaana Maanta Lagu hanbabaray.

Comments are closed