Ceel Afweyn 17. August 2017 (SDN/QJ):- “Dad Wax Matarayaal Ah, Hadal Oo Un Meel La Taagan, Waligoodna Ku Jiray Siyaasadda..Reer Gabileyna Waxay Yidhaahdeen, Tabakaayo (Hadda Waa Sadaqad-yar Oo Jiigad Ah), Meel Uu Ka Dhisay Abiib Timacad, Haddii La Helo, Anaga Na Soo Doonta..” Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa Jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay Siyaasi Abiib Diiriye Nuur abiib Timo cad.
https://www.youtube.com/watch?v=R4-Jm37eu7A
