|

Abwaano Muqdisho ka yimid oo Booqday Abwaan Hadraawi & Nooca Xannuun Cusub oo ay Sheegeen inuu Abwaanka Ku Dhacay DHAGAYSO

Muqdisho 31.October 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan waxaa magaalada Burco gaadhay wefdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee xaruntooda tahay magaalada Muqdisho.

hadraawiUjeedada socdaalka abwaanada ayaa ah sidii ay taageerro maaliyadeed u gaadhsiin lahaayeen Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi oo maalmahanba ku xanuunsanayey magaalada Burco.

Haddaba Abwaan  Cisman Cabdullahi Guure oo kamid ah abwaanniinta magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka waramay xaalada abwaanka, isagoo sheegay in abwaanka ay ka maqantahay xusuusta dhow.

Halkan Hoose ka dhagayso;

Comments are closed