Laascaanood 02. February 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Gobolka Sool ayaa Maanta ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Magaaladda Laascaanood Kadib markii Xalay Koox aan la aqoonsani ay Dhaawacyo u Gaysteen Sadex ka mid ah Shacabka Magaaladaasi iyo Sidoo Kale Dil ka dhacay Deegaanka Dab Dheer ee Gobolka Sool.
Afar Dil oo Qorshaysan oo Shalay Galab iyo Xalay ka Dhacay Gudaha Magaaladda Laascaanood & Deegaanka Daba Dheer Iyo Warbixinta Maamulka Gobolka Sool iyo Laamaha Amaanka DAAWO
