Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Garabka Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye Horena u soo ahaa Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caddaalada Iyo Garsoorka Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Sheegay In Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Laaluushtay Golaha Wakiiladda Somaliland Xiligii ay Ansixinayeen Heshiiskii Xukuumaddu la soo Gashay Shirkada Imaaraadka laga leeyahay ee DPW.
https://www.youtube.com/watch?v=p4pdVpKkPwk
