Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):- Dood Xiiso badan oo lagaga hadlayay Xadhiga soo Noqnoqday ee Saxaafada ayaa Waxay dhex martay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Maxaa kala Qabsaday? DAAWO
