Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha xidhiidhka wadamada Carabta ee Xisbiga WADDANI Ambassador Safiina, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilo hadalo ka soo yeedhay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=ka1cShC8mDI
