Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah mas’uuliyiinta hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI, ayaa si aada uga deyriyey xaaladda uu dalku marayao, waxaana uu Xukuumadda iyo wasiiraddeed ba uga digay in haddii aan wax laga qaban Sicir bararka la iskugu soo daada doono guryaha.
https://www.youtube.com/watch?v=kZ67Yavz2CA
