Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee la Doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkii u horeeyay ee Kadib Natiijada Waxa uu sheegay inaanu Guulaysan Kelidii balse ay Guulaysteen Sadexda Xisbi qaran iyo Shacabka Somaliland.
