|

“Anigu Farmaajo ahaan Qabiil Ma lihi, Waxaan ahay Soomaali, Umada Soomaaliyeed oo dhan ayaan u Dhexeeyaa. Sidaas oo kale Ra’iisal Wasaaruhu Malaha Qabiil’’ Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Nairobi 26. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo oo Ku Sugan Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Kulan balaadhan la Yeeshay Jaaliyada Somalida ee ku dhaqan dalka Kenya.

Dadka xaflada ka qaybgalay waxaa ka mid ahaa masuuliyiin dowladda Kenya ka tirsan iyo xubno ka socday Bangiga aduunka iyo Hay’ado deeq bixiyayaal ah.

Comments are closed