|

Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa

London15April16(SDN/QJ) Aqooyahan Fawsi Xaaji Yusuf xoghayahii hore ee  waxbarashada ee xisbiga Ucid oo Casho sharaf ku maamusay Maamulaha Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf casha sharaftan oo ka soo qayb galeen waxgaradka iyo ururada bulshada ee reer somaliland ee ku dhaqan Uk . soo dhawayntan oo ka dhacday galbeedka london ayaa waxa Maamulaha Madarka hargaysa uu uga war bixiyey wax qabadkii mudada uu hayey jagada maamulaha madarka hargaysa waxana dhinaciisa uga mahad celiyey casho sharaftan iyo martidii ka soo soo qayb gashay.IMG-20160413-WA0005

IMG-20160413-WA0007

IMG-20160413-WA0009

Comments are closed