|

Arabsiyo: Xisbiga Kulmiye oo ka Daba Raray Xisbiga Waddani iyo Weriye Caan ah oo Taageero u Muujiyey Xisbiga Kulmiye DAAWO

Arabsiyo 08.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sadex Cisho ka Hor Markii Xisbiga Waddani uu Ku Qaabilay Degmada Arabsiyo Xubno ka Mid ah Isbedel doonka ka soo Digo rogtay Xisbiga Kulmiye ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Iyo Mas’uuliyiin kale Waxay Maanta  ka qayb galeen Xaflad lagu dardar gelinayay Xafiiska Xisbiga Kulmiye ee Degmada Arabsiyo.

Comments are closed