Barlamanka Soomaaliyeed oo Ansixiyay xeer hoosaadka uu ku shaqeyn doono
Muqdisho Dec 03, 2012 (SDN)— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen xeer hoosaadka Baarlamaanka uu ku shaqeynayo. Ilaa iyo 11-cutub oo uu ka kooban yahay xeerhoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cutub cutub loogu ansixiyay Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho oo fadhiga Baarlamaanka uu kusoo idlaaday. Guddoomiyaha Baarlamaanka…
