admin

    Somali terror suspects charged in Kenya

    MOMBASA, Kenya, Dec. 1 (Xinhua) — Five Somalis who were arrested in the coastal town on Lamu last month on suspicions of being linked to terror activities were charged in the Kenyan court on Thursday. The suspects who were arraigned in a Lamu court did not take plea after the court failed to get a…

    Read More

      Somali immigrant pleads guilty in terrorism case

      SAN DIEGO — A Somali immigrant living in San Diego pleaded guilty Thursday in federal court to providing cash and personnel to the terrorist group al-Shabaab in 2010. Nima Ali Yusuf, 25, entered her plea before U.S. Magistrate Judge Ruben Brooks. She faces a maximum term of 15 years in prison for pleading to a…

      Read More

        Somalia / Systematic intimidation of Somali trade unionists

        GENEVA, Switzerland, December 1, 2011/African Press Organization (APO)/ — The ITUC has supported the National Union of Somali Journalist (NUSOJ), which is affiliated to the International Federation of Journalists (IFJ), in its strong protest against the systematic intimidation of Somali trade unionists.   According to information received by the ITUC, on Wednesday 16 November, the…

        Read More

          Ra’iisul wasaare Gaas: “Waa fulaynimo qaraxyadii ay ka gaysteen Muqdisho”

          Muqdisho Dec 01, 2011(qurbejoog.com)- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii kala duwanaa oo ay shalay Shabaabku ka gaystaan Magaalada Muqdisho.  C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lagu kala qaaday Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Haween ku…

          Read More

            Mwai Kibaki oo ku baaqay in la kordhiyo howlgallada ka socda Somaliya

            Bujumbura Dec 01,2011(qurbejoog.com)-  Madaxweynaha dowladda Kenya ayaa ku baaqay in la wada taageero dadaalada loogu jira inay nabad ka dhalato wadanka Soomaaliya.  Iasgoo ka qeyb gaadanayay kulanka Magaalada Bujumbura ee Xarunta dalka Burundi ay ku yeesheen Ururka Bulshada bariga Afrika islamarkaana ay ka qeyb galayeen Mas’uuliyiin badan oo uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Ururka Midowga…

            Read More

              Haweenay laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay Muqdisho

              Muqdisho Dec 01,2011(qurbejoog.com)- Haweenaydaani ayaa waxa ay damacsaneyd inay isku qarxiso xero ku taalla fagaaraha Tarbuunka degmada Hodan ee gobolka Banaari, iyadoo u jeedkoodu uu ahaa inay isku qarxiso Muwaadiniinta ka socoto dalka Turkiga ee gar-gaarka ka waday Magaalada Muqdisho.  Haweenaydaani ayaa waxa a isku dayday inay gudaha u gasho Xero ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiintaasi…

              Read More

                Maamulka gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay dad looga shakisanyahay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

                Muqdisho Dec 01,2011(qurbejoog.com)- Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen rag badan oo looga shakisanyahay inay ka dambeeyaan qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho.  Gudoomiye ku xiggenka dhinaca ammaanka ee Maamulka gobolka Banaadir Warsame Max’ed Axmed Joodax oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in baaritaano ay ka sameeyeen…

                Read More