admin

    Magacaabistaydii iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” (Qormadiisii 24aad)

    Hargeysa 05-11-12-(SDN)- Cod-bixintii ayaa loo qaaday Guddidii Fulinta, waaxaanay ku dhammaatay: Oggol: 34 cod, Diiddan: 1 cod, Aammus: 0 Isugeyn codadka kal-fadhigu marka ka Guddoomiyaha Kal-fadhiga lagu daro waa 36 cod. Dad baa u macnaystay in aanu Golaha Dhexe waxba ahayn oo Guddidii Fulinta ee ay shalay diideen maanta yeeleen oo Guddoomiyuhu libaax yahay oo…

    Read More

      Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Mamnuucay In Ay Ururadu Isticmaalaan Fagarayaasha Magaalooyinka

      Hargeysa 04-11-2012(SDN)- Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta joojiyay isticmaalka ololaha doorashada deegaanka ee fagaareyaasha beerta Xoriyadda iyo Khayriyooyinka wareegyada labaad iyo sadexaad ee kaltanka Ololaha doorashadda. Komishanku waxay sidaasi ku sheegeen war-saxaafadeed ay maanta soo saareen oo uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Xamari), waxaana lagu sheegay inay xisbiyadda iyo ururaddu…

      Read More

        Xildhibaano Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Somaliland Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Beelahodu Xaga Saami In La Siiyo Heerka Ugu Hooseya

        Hargaysa 04-11-2012-(SDN)- Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka somaaliland kana soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa si adag xukuumada ugu dhaliilay saamiqaybsiga Beelaha Gadabuursi iyo Ciise, Shirkan jaraa’id oo ay si wada jira u qabteen Xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle , Xildhibaan Cali Aareeye, Xildhibaan…

        Read More

        Madaxwaynaha Soomaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Ay Yeelanayso Laanta Socdaalka

          Hargeysa (SDN) 0 3-11,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo loo dhisay laanta socdaalka Somaliland. Madaxwayne Axmed Siilaanyo, waxa uu ka qayb-galay Munaasibad lagu qabtay xarunta uu xadhiga ka jaray, taasi oo ay ka qayb-galeen Wasiirka arimaha gudaha, saraakiisha amaanka iyo sarkaal sare oo…

        Read More

        Mucaaradayadu Maaha Mid Dalka Duminaysa Ee Waa Mid Dhisaysa Guddoomiyaha Ururka DALSAN Iyo Ololaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Afraad Galay

        Hargeysa (BMC)– Urur Siyaasadeedka DALSAN oo ololaha u lahaa Maalinta afraad ee Maalmaha ololaha doorashada, ayaa maanta fagaarayaasha Gobolada dalka ku soo bandhiya cududa taageerayaashiisa. Taageerayaasha Magaalooyinka dalka ee Hargeysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo Boorama, ayaa subaxdii hore isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaalooyinkaasi, iyagga oo sitay calanka Dalsan iyo Sawirada Musharixiinta golayaasha deegaanka. Taageerayaasha…

        Read More

          Guddoomiyaha Ururka Dalsan: “Mucaaradayadu Maaha mid Dalka lagu duminayo ee waa mid Dhisaysa”

          Hargeysa 01, November 20102 (SDN) – Urur Siyaasadeedka DALSAN oo ololaha u lahaa Maalinta afraad ee Maalmaha ololaha doorashada, ayaa maanta fagaarayaasha Gobolada dalka ku soo bandhiya cududa taageerayaashiisa. Taageerayaasha Magaalooyinka dalka ee Hargeysa, Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo Boorama, ayaa subaxdii hore isugu soo baxay Fagaarayaasha Magaalooyinkaasi, iyagga oo sitay calanka Dalsan iyo Sawirada…

          Read More

            caawa iyo hargeisa iyo udiyaar garawga ciidal adxada

            hargeisa 25.oct.2012(sdn)waxa si aada caawa looga daremaaya udiyaargarawga ciida udxada magaalada hargeisa iyada oo faras magaalaha magaalada hargeisa ay qulqulayaan dadwayne aad utiro badan kuwaaso kadukaan sanaya suuqyada magaalada hargeisa gaar ahaan bacadlayaasha kuwaaso ay ka iibsanayaan dharkii ciida mar aaanu wax kawaydiinay gancsatada bacadlayaasha ah ayay waxay noo sheegeen in ganacsigoodu aad usocda faaiido…

            Read More

              Isgaadhsiin la’aanta ka jirta xeebta u dhaxaysta Bullaxaar iyo Lughaya waxay halis ku tahay ilaalinta xeebaha iyo nabadgelyada guud

              Sida la ogyahay isgaadhsiinta telefoonku waxay qayb ka yihiin xidhiidhka bulshada, nabadgelyada iyo horumarka guud ee dalka oo dhan.  shirkadda telefoonada ee Telesom ee hormoodka u ah isgaadhsiinta Somaliland  oo dalka intiisa badan ka wada jirta, waxa jira deegaanno badan oo dhulka gubanka ah ee xeebta u dhaxaysta degmooyinka Bullaxaar iyo Lughaya oo dadweyne kumanaan…

              Read More

                gudoomiyaha wakaalada qurbajooga somaliland oo xilkii kaqaaday wakiilkii wakaalada qurba jooga ee imaaradka carabta

                Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka jaaliyadaha JSL Mudane Maxamuud Cabdi-raxmaan Cali ayaa u magacaabay wakiil cusub xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland ee dalka Imaaratka Carabta. Sida ay noo xaqiijiyeen warar aannu ka hellay Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL xaruntiisa Hargeysa, wuxuu Guddoomiyuhu u magaacabay Wakiilka Xafiiska Xidhidhka Jaaliyadaha dalka Imaaraatka Carabta Marwo Khadan Maxamed Cismaan oo ka tirsan jaaliyadda Somaliland…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Dibaddu Ma deegaan Qudha Ayuu Metelaa? Dhimashada Dadka deegaanada Kale Ee Somaliland Ma Kuwo Isaga Aan Khuseynbaa?

                    Wasiirka Arrimaha Dibaddu Ma deegaan Qudha Ayuu Metelaa? Dhimashada Dadka deegaanada Kale Ee Somaliland Ma Kuwo Isaga Aan Khuseynbaa? Xilka qaranku maaha mid cid gaara loogu adeego ama loogu damqado, loogu hadlo, waa mid ummada oo dhan u dhexeeya, waa in masuuliyiinta xilalka qaranka loo dhiibaa ay la yimadaan dhaqan iyo wax qabad ummada…

                  Read More

                    Warbixin Xaaladaha Qallafsan ee Bulshada Qorrax Joogga Deegaannada Gubanka “Fuguxo, Shacable, Biyo-cas iyo Sabawanaag” ee lughaya iyo Bullaxaar

                     Waxa ku dhaqan xeelliga badda ee woqooyiga iyo bariga deegaanka Cabdi-geedi ama xeebta u dhaxaysa deegaanka Ceelsheekh iyo Lughaya ee xarunta degmada Lughaya bulsho xoola dhaqato ah oo boqolkiiba inta badan ah dadka loo yaqaanno qorrax-joog ee sida rasmiga ah u deggan gubanka iyo xeebaha badda gu iyo jiilaal iyo xagaa kastaba.d Anigoo qayb ka…

                    Read More

                      golaha guurtida somaliland oo kalfadhigoodi maanta dood kaga yeeshay siyaasada arrimaha gudaha dalka

                      Golaha guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha guurtida md: saleebaan maxamuud aadan waxa ay dood ka yeesheen qodobka siyaasada arimaha gudaha ee wadanka ooka mid ah ajandayaasha horyaala golaha Mudanayaasha golaha guurtidu waxay aragtiyo kala duwan kabixiyeen qodobo ay ka mid yihiin : Arrinta nabadaynta gobolada barri gaar ahaan deegaaanka…

                      Read More

                        mudanayaasha golaha wakiilada oo maanta ansixiyey masuuliyiin uu dhawaan magacaabay madaxweynaha somaliland

                        Hargeysa(Sep.22,2012)-mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wasiiro,wasiiro ku xigeen iyo wasiiro dawlayaal uu  dhawaan magacaabay madaxweynaha Somaliland. Fadhiga maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa waxa ka soo xaadiray mudanayaal dhan 48 xildhibaan. Intii aanay mudanayaasha golaha wakiiladu ansixin xubnahan ka…

                        Read More

                          xisbiga cadaalada iyo daryeelka oo maanta soo saaray warsaxaafadeed lagu iclaamiyay kal-fahdiga 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga

                          Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa maanta war saxaafada loogu talo galay ku sheegay in la cayimay mudada shirweynahoodu uu dhacayo. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale baaq loogu jeediyay xubnaha gollaha dhexe ee UCID in dalka ay u yimaadaan kulankaasi,qoraalka UCID oo dhameystirana waxa uu u qoraa;     JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga…

                          Read More

                            wasiirka arimaha gudaha somaliland oo sheegay inay cafis ufidinayaan dhalinyarada kasoo jeeda somaliland ee ku jira alshabaab haday kawaan toobaaan alshabaab

                            Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Wasiir Duur ayaa sheegey inay xukuumadu u fidinayso cafis dhalinyarta reer Somaliland ee kasoo diga rogta Xarakada Al-shabaab. Wasiirku wuxuu sheegey inay ka xukuumad ahaan diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan dhamaan dhalinyarada ka waan tawda ee kasoo jeeda Somaliland inay cafis u fidiyaan hadii ay muujiyaan,…

                            Read More

                              Xisbiga Ucid Waxa Uu Beeninayaa In Aanay Jirin Shirka 22,September La Yidhi Waxa Uu Ka Dhacayaa Canada.

                              Toronto Sept 21,2012(SDN)-Qoraal naga soo gaaray masuuliyiinta Ururka Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa waxa lagu beeninyay Ogeysiis saxaafada la dhigay oo lagu sheegay in xisbiga UCID uu xaflad ku qabanayo magaalada Ottawa ee dalka Canada. Qoraalka ayaa kiyoo dhameystiran sidan u qoraa; “Beeni lug qudhay leeday ayay Somalidi tidhaa, Shirka been abuurka ah ee…

                              Read More

                                afhayeenka komishanka doorashooyinka oosheegay inaanay deeq bixiyayaashu bixinayan dhaqaalaha muraaqibiinta

                                Hargeisa-Sept 18, 2012. Afhayeenka Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) ayaa ka hadlay labada Xi lee uu isku hayo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)  oo ah Guddoomiyanimadda Golaha Wakiiladda iyo Ururka Waddani tas oo ay qaarkamid ah ururada siyaasadu ka bixiyeen cudurdaar Afhayeenka Komishanka Mr Geelle waxa kale oo uu sheegay in qaadhaan-bixiyayaashu ay…

                                Read More

                                  Tuulada Maraagga, Deegaan ka arradan adeegyada aas’asiga Ah ee bulshada iyo doorka waxqabadka ee hay’adda SAFE

                                  Maraaga Sept 16,2012(SDN)-Waxaan  safar shaqo ugu baxay deegaanka la yidhaaho Maraagga oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee koonfur galbeed Hargeysa una jirta illaa 50km  magaalada Hargeysa Saacadu markay ahayd 8:30am subaxnimo  ayaanu ka ambo baxnay  magaalada hargeisa anaga oo uga amba  baxnay  wadada galbeed uga  uga kacda  magaalada hargeisa Waxaanu koonfur uga weecanay magaalada abaarso…

                                  Read More

                                    Xafiiska Somaliland Ee Washington-D.C, Ma Buc-tireenkii Intuu Qoyenyey Islaamu Siteenbuu Noqday.!!

                                    Xafiiska Somaliland Ee Washington-D.C, Ma Buc-tireenkii Intuu Qoyenyey Islaamu Siteenbuu Noqday.!! Sidda aynu wada og-nahay bulshooy Buctireenku waa geed aan weyneyn, qodaxna aan lahayn, waa geed muuqaal fiican aadna u udgoon oo hooyooyinku ay isticmaali jireen wakhtiyadii xasiloonidda ee ay nolosha Somaligu ay negiyeeyd. Buctireenku waa geed udgoon inta uu qoyen-yahay aadna u carfa, wakhtiyada…

                                    Read More