Webmaster

Wasiirka arrimaha gudaha somaliya oo sheegay in anu shaqadiisa cidna uga fasax qadanayan, Isla Markaana Buriyey Wareegtadii Raysal Wasaaraha Somalia  DAAWO

Muqdisho 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dawlada federaalka Somalia Cabdi Faarax Juxa ayaa cadeeyay in Waajibaadka loo igmaday aanu cidna u daba fadhiisanayn isagoo Khilaafay amar ka soo baxay Raysal wasaare ku xigeenka Somalia oo xubnaha golaha wasiirada u soo Jeediyey in marka ay qabanayaan Shirar Saxaafadeed ay la socodsiiyaan Xafiiska Raysal…

Read More

Dhibaatooyinka Dhinaca Waxbarashada Ka Haysta Ardayda Araga Naafada ka ah ee Ku nool Somaliland & Ardaygii Kaalinta Kowaad ka Galay Tartankii Qur’aanka Iyo Axaadiista Gobolada Somaliland oo si Yaab leh uga Hadlay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Cabdifataax Xasan Cabdi waa wiil 17jir araga naafo ka ah oo kunool magaalada Hargeysa, waxaana uu waxbarashada ka gaadhay heer dugsi hoose dhexe hase ahaatee ma aanu helin halkii uu uga sii gudbi lahaa dugsiga hoose dhexe maadaama aanay Somaliland ka jirin dugsiyo sare iyo jaamacado loogu talo galay ardayda…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco ‘’Waayuhu Waa Macallin’’ DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Hargaysa:Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka oo ka Hadlay qaabka loo hagi doono doodo ay u qabanayaan murrashaxiinta xisbiyada qaranka ka hor doorashada Madaxtooyada

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa shaacisay inay qaban doonto doodo dhexmaraya murrashaxiinta saddexda xisbi qaran ee u tartamaya jagada Madaxweynenimada Somaliland. Guddoomiyaha Fulinta ee Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka Mr. Maxamed Faarax Xirsi oo saxaafadda kula hadlay xaruntooda caasimadda Hargeysa shalay, waxa uu caddeeyey in doodaha saddexda xisbi qaran la…

Read More

Xeel Dheere Lafo Gur Ku sameeyay Hodantinimada Luuqada Soomaaliga Iyo Sababaha Dhimaalka Ku Keenay Xiligan

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Prof Maxamed Xaaji Xuseen Raabi waa mid ka mid ah aqoon yahanada u dhashay Somaliland isla markaana jaamacadaha dalka ka dhiga Luuqada soomaaliga iyadoo la eegayo naxwihiisa iyo qaab dhismeedkiisa isagoo buugaag badan ka qoray hodan-tinimada af soomaaliga,Waxa kale oo Prof Maxamed Xaaji Xuseen uu Jaamacado dalka dibadiisa ah ka…

Read More

‘’Anigu ma odhan karo weerar ee niman cidla ka hanjabayey ayey ahaayeen, ninkii telefishanka ka hanjabayeyna iminka wuu xidhan yahay’’ Gudoomiye Ramaax

Burco 30. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka Gobolka Togdheer ee Somaliland Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa u jawaabay xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada Boorama ee xarunta Gobolka iyo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo labaduba hore u eedeeyey. Guddoomiye Ramaax oo daba socday hadal ay warbaahinta siiyeen xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Boorama ee…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Beenisay in Maamulka Hawada loo Wareejin Doono Muqdisho iyo Wada Hadalka Maamulka Hawada Somalia oo Dib u Bilaabmaya Bisha Sagaalaad ee soo Socota,Muxuu Yahay Shardiga S.land?

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Duulista hawada Somaliland ayaa waxba jiraan ku tilmaantay Warar sheegaya in dawlada Somalia ee aynu deriska nahay lagu wareejinayo maamulka hawada ee wixii la isku odhan jiray Somalia. Afhayeenka wasaaradda duulista Somaliland Ismaaciil Cali Axmed ayaa sheegay in labada dal ee Somaliland iyo Somalia uu hore u dhexmaray heshiis…

Read More

Dawladda Federaalka Somalia oo Sheegtay inay Bisha Tobnaad ee Sannadkan Si Rasmi ah ula soo Wareegayso Maamulka Hawada Somalia

Muqdisho 30. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Salaad  ayaa sheegay inay bisha tobnaad ee fooda inagu soo haysa ay qorshaynayaan inay si rasmi ah ula wareegaan hawada dhulkii laysku odhan jiray Somaliya oo ay Somaliland-na ku jirto. Wasiirkan ayaa ku dhawaaqay arintan kadib markii uu Masar kaga qaybgalay shir…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay Qorshayaal Dagaal oo ay kaga hortagayaan Kuuriyada Waqooyi

Washington 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka maraykanka donald Trump ayaa sheegay in qorshe kastaa suurogal u yahay ka dib markii ay Kuuriyada waqooyi gantaal kuwa balaastikada ah riday oo dulmarisay Dalka Jaban ka hor intii aanu ku dhicin biyaha badweynta Hndiya, waana iska hor imaad cusub oo ay werwer ka muujiyeen dalalka caalamku. Kuuriyada…

Read More

Madaxweynaha ugu Da’da yar ee Faransiiska oo Qurxinta Jidhkiisa Ku Kharash Gareeya Lacag Dhan 26,000 oo Lacagta Yuurada ah

Paris 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dhowaan la doortay ee dalka Faransiiska Mr.Emmanuel Macron, ayaa la caddeeyey inuu qurxinta jidhkiisa ku kharash-gareeyey adduun dhan 26,000 Euro oo ah lacagta Yurub. Mr. Macron oo madaxweynenimada Faransiiska loo doortay bishii May ee sannadkan 2017, waxa uu muddadaas kooban qurxintiisa u isticmaalay lacagtaas aadka u badan, iyadoo arrintaasina…

Read More

Dawlada Iran oo Diiday Dalab ka yimid Maraykanka Kuna rabeen in Baadhayaal ka tirsan Qaramada Midoobay ay tagaan Xeryaha Ciidanka Iran

Tehran 30. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada iran ayaa ganafka ku dhufatay dalabka ay Maraykanku ku dalbanayaan in baadhayaal caalami ah oo ka socda Qaramada Midoobay la geliyo xeryaha ciidamada ee Dalkaasi Iran. Iran waxa ay ku tilmaantay dalabka Marayka mid riyo ah, waxana uu dalabkani imanayaa xilli ay Maraykanku dib uga baxeen heshiiskii dhinaca quwadda…

Read More

Booliska Jarmalka ayaa Weeraray Laba Nin Oo La Sheegay Inay Qorshaynayeen Inay Khaarajiyaan Siyaasiyiinta Jarmalka Ee Garabka Bidix Oo Ka Soo Horjeeda  Soo-galootiga & Go’aan adayga Raysal wasaare Angela

Berlin 30. August 2017 (SDN/QJ):- Labada qof ee la weeraray waxa ku jira nin boolis ah, waxa aanay looga baqayey inay weerar qorshaysan ku fuliyaan saraakiishan. Labada qof ayaa aad uga cadhaysnaa mab’da ay siyaasiyiinta ka aaminsanayeen qoxootiga  Jarmalka, sida ay war qoraal ah ku sheegeen xafiiska xeerilaalinta Fadaraalka Jarmalka.   Hawlganka labada qof lagu…

Read More

Waddanka Faransiiska oo Marti Geliyey Shir ay ka Qayb qaadanayaan Madax Sare oo ka Tirsan Qaaradaha Africa Iyo Yurub iyo qaarada Afrika & Qadiyada Muhiim ah oo ay ka arrinsanayaan

Paris 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa wadahadalka ka qaybgeliya 7 hogaamiye oo afrikaan ah iyo madaxda midowga Yurub, waxaan miiska u saraan sidii wax looga qaban lahaa tahriibayaasha ka soo qulqulaya wagooyiga afrika. Madaxweynaha Faransiiska ayaa casuumada fidiyey, waxa lagu wadahadlayaa caasimada Paris. Waxa madaxda afrikaanka ah ka dhexmuuqda madaxda dalka Liibiya ee ay gacanta…

Read More

Jameeco Weyn Hargaysa: Gabadh Suuli La Dumay oo ay Soo Badbaadiyeen Ciidanka Dab Demiska Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa maanta Abaaro 1:43 PM waxaa Qaylo dhaan Badbaado Nafeed ah laga soo sheegay  Xaafada Jacmeeco Weyn ee Degmada Maxamuud Haybe Nooca Badbaadadaa ayaa ahayd Gabadh Suuli ku dhacday waxaana ciidanka looga soo sheegay lambarka gurmadka degdega ah ee 990 ee Ciidanka Dab-demiska. Ugu horayn Ciidanka ayaa…

Read More

Badhasaabka Gobolka AWDAL Oo Caddeeyay In Shaqo-joojintiisu La Xidhiidho Dhul Dan-guud

Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka AWDAL Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine) oo Madaxweyne ku-xigeenka, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) uu Shaqo ka joojin ku sameeyay Xalay, ayaa sheegay inuu Aqbalay Shaqo joojinta uu ku-simaha Madaxweynuhu ku sameeyay. Badhasaabka AWDAL oo  uu Telefiishanka Eryal waydiiyey sida uu u arko Shaqo joojinta uu Madaxweyne…

Read More

Murashax Cirro oo Soo Booqday Xarunta Masnacaha Biyaha Samsamka ee Makka oo uu Ku Soo Marti Qaadey Imaamka Masjidka Al-Xarameynku SAWIRO

Maka 29. August 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii u dambeeyey dalka Sucuudiga ku joogay socdaal la xidhiidha gudashada waajibaadka Xajka, ayaa ka dib marti qaad loo fidiyey waxa uu soo booqday xarunta Masnaca biyaha Samsamka ee boqor Cabdalla Bin Cabdicasiis ee magaalada Makka ee dalka Sucuudiga. Martiqaadkan oo Murashaxa Madaxweynaha WADDANI uu…

Read More

Guddida Ka Soo Kabashadda Abaarihii Somaliland Soo Maray oo Qaadhaan Lacageed la Gudoonsiiyey SAWIRO

Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Guddida Ka soo Kabashada Abaarihii dalka Soo Maray ayaa maanta Qaadhaan Lacageed oo dhan 37 Kun oo Dollar ka Gudoomay Gobolka Gebilay iyo Hay’adaha FAO Iyo Care International. Lacagtan Waxaa 24 Kun oo Dollar oo ka mid ah Ku deeqay Gobolka Gebilay halka 10 Kun ay ku Yaboohay Shaqaalaha Hay’ada Care…

Read More

‘’Subeer Awal Musharax Maaha Ee Muuse Ayaa Musharaxa Muuse Iyo Reer Awdalana Way Is Garanayaan Bahar Cafaana Laba Jeer ayaa Soo Sharaxee Ee Baalkii Iska Soo Celiya” Musharax Faysal Cali Waraabe DAAWO

Boorama 29. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu aabihii oo Caaqil ahaa Hal Jago oo ay degaan uga samayn hargaysa taasina ay Muujinayso sida uu xusay inuu ahaa Xalaal Cun. Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Hadalkan ka jeediyey Madal lagu…

Read More