Webmaster

Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay in Maraykanku Mudo Ku Siman Rubuc Qarni u Dulqaadanayay Kuuriyadda Waqooyi & In wada hadal lagu dhameeyo Xiisada u dhaxaysa labada dal oo uu ku sifeeyay mid aan Xal keenayn

Washington 31. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka maraykanka Donald Trump ayaa iska fogeeyey wadahadal diblumaasiyadeed oo lala galo Kuuriyada waqooyi, waxana uu sheegay in aanay wadahadalo la galaa xal u ahayn xaalada taagan. Hadalka Madaweynaha Maraykankuna waxa uu ku soo beegmay kadib markii ay kuuriya gantaal kuwa balaastikada ah dulmarisay dalka japan. Madaxweyne Trump ayaa…

Read More

Sababta Daaqadaha Diyaarada aan Loogu Beegin Kursigu lama Xidhiidho Badqabka Rakaabka Iyo Quruxda Diyaarada

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Maalin kasta adduunyada waxaa isaga goosha ku dhowaad 102 kun iyo 464 duulimaadyo ganacsi ah, taas oo tirada dadka sannad kasta safar cirka ah gala ka dhigaysa Afar Bilyan oo ruux. Haddii si kale aynu u dhigno celcelis ahaan dadka safarrada cirka ah galaa waxa ay u dhigmaan in ka…

Read More

Jid ku Yaala Magaaladda Minneapolis ee Cariga Maraykanka oo Loogu Magac daray Nin Soomaaliyeed

Minneapolis 31. August 2017 (SDN/QJ):- Waddo kutaala Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa loogu magacdaray Allaha u naxariistee Xuseen Samatar oo ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Mareykanka xil looga doorto. Munaasabad lagu dhagax dhigayay Waddadan loogu magac daray Xuseen Samatar waxaa kasoo qeyb galay duqa Minnepolis Betsy Hodges, Duqii hore ee magaalada…

Read More

Sadex Boqol oo Muhaajiriin ah oo ay soo badbaaadiyeen Ciidanka Xeebaha Liibiya

Tribal 31. August 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka ilaalada xeebaha dalka Liibiya ayaa soo badbaadiyey shalay in ka badan Saddex boqol oo qof oo muhaajiriin sharci darro  ah kuwaasi ku cadilaa biyaha badda ee ku beegan Galbeedka Caasimadda Dalkaasi kuwaasi oo beegsanayey inay dalalka yurub u Gudbaan.. Afhayeenka ciidanka ilaalada Xeebaha dalka Liibiya wuxuu sheegay in ay…

Read More

Qoys Gurigooda Ku Xanaaneeya Duur-joogta Ugaadhsiga Ku Dhiban !!

Delhi 31. August 2017 (SDN/QJ):-Xarunta Animal Ark waa goob gaar loogu xanaaneeyo duur-joogta Maharashtra ee dalka Hindiya taas oo qaabisha xayawaannada aqoontoobay lana ugaarsaday waalidiintii dhalay. Waxaa dhisay mid kamid ah dhaqaatiirta xaafadda kaas oo fahmay lagama haraanka ugaarsiga, hayeeshe aan haddana oggolaanin in ilmaha yar ay macluul iyo agoonnimo u dhintaan. Maalin, waqtigii 70-meeyada,…

Read More

Socdaalkii Kowaad ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku Tago Dhulka Falastiiniyiinta

Qaza 31. August 2017 (SDN/QJ):-Xoghaya Qaramada midoobay Mr: Anteeniyo Guteeras, ayaa markii u horeysay booqday dhulka Falastiinta iyo Israa’iil, isagoo ku taliyey in xalku ku jiro in la helo dawlada Falastiin ah oo ka barbar jirta dawlada Israa’iil. Hase yeeshee, ra’iisal wasaaraha Israa’iil  Mr: Nataniyaahu ayaa u sheegay Mr: Guteeras, in  hay’ada Qaramada midoobay u…

Read More

Somaliland: Fasaxa Ciidda Ee Shaqaalaha Dawladda Oo La Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle) ayaa Maanta Shaaciyey Fasaxa Shaqaalaha Dawladda ee Maalmaha Ciidda Carrafo. Guddoomiye Sharmaarke oo Maanta ka hadlayey Munaasibad uu Shaqaale Tababbar ugu soo xidhay, ayaa sheegay in Fasaxa Shaqaalaha Dawladda ee Ciiddu ka bilaabmi doono Maalinta Jimcaha oo ah Maalinta koowaad ee Ciidda…

Read More

Xiisaha Ku Lamaan Falanqaynta Buugii Wartabineed ee Dhacdooyinkii Dagaal ee Dalka Ciraaq ee uu Soo Saaray Weriye Raage Oomaar iyo Waxyaabaha uu Ka Xasuusto Madaxweynihii Ciraaq ee La Daldalay Saadaam Xuseen DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu Weriye Raage Oomaar Ku soo Shaac baxay Tebintii Wararka ee Markii uu Socday Dagaalkii Xulufada uu hogaamiyo Maraykanku ku qaadeen Dalka Ciraaq si ay Xukunka uga ridaan Madaxweynihii Xiligaas ee Dalka Ciraaq Sadaam Xuseen. Weriye Raage Oomaar Markii uu Socday Dagaalkii Ciraaq Waxa uu ahaa Weriyihii Telefishanka BBC-da…

Read More

‘’Isma Qabanayaan Dhul ayaad Faragelisay iyo Gobolkii aad u Xilsaarnayd Ma Tagtid,Khilaafka Aniga Iyo Madaxweyne Ku Xigeenku ma aha Mid Hada Bilowday’’ Gudoomiyihii Gobolka Awdal oo ka hadlay Shaqo Joojinta uu ku soo Rogay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobolka Awdal mudane Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa ka hadlay shaqa joojinta uu ku sameeyay madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici. Waxaanu gudoomiye Mustafe sheegay in uu xaq uu leeyahay in uu shaqada ka joojin karo balse taasi ay caddaan doonto marka uu soo noqdo…

Read More

Maayarka Magaaladda Berbera oo Xalaalaystay inuu u Ololeeyo Xisbiga Kulmiye Xili aanu dhamaysan Mudo Xileedkiisii & Baahi uu Qirtay inay Berbera ka taagan tahay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Cidin ayaa sheegay inuu xaq u leeyahay inuu u ololeeyo Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye isagoo Mansabka uu ku fadhiyo ee Maayarka berbera uu kaga soo baxay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.

Read More

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Oo Hakiyay Guddi Hawleedkii Liiskoodu Soo Baxay Ee Murrashax Cirro Magacaabay

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay dhawaan kuwaas oo la shaaciyay magacyada guddiyadaasi iyo shaqooyinka ay qaban doonaan. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa lagu hakiyay liiska guddiyadaas, kaas oo u dhignaa sidan. Ku; Dhammaan Xubnaha…

Read More

Xildhibaan Nac-Nac:Rafiiqii Kowaad ee Madaxweyne Siilaanyo u Raacay Socdaalka uu Ku Joogo Imaaraadka oo Hargaysa ku soo Laabtay Kana Hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Iyo Muranka ay Warbaahinta isu Mariyaan Wasiiradda Xukuumaddu DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Golaha Wakiiladda isla markaana ahaa Mas’uulkii keliya ee wehelinayay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Safarka Caafimaad ku tegay Dalka Imaaraadka ayaa ka hadlay Xaalada madaxweynuhu ku sugan yahay maadaama lagu sameeyay Qalliin.

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Awdal Oo Ka Waramay Sababta Keentay In Shaqada Laga Joojiyo Gudoomiyah Gobolka Awdal ee isaga Xilka loogu Igmaday DAAWO

Boorama 30. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Habeen hore waxa uu Shaqo ka Joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise ‘’Mustafe Shiine’’ kadib markii uu ku eedeeyay arrimo ku saaban faro gelin Dhulka Boorama,iyo in aanu ka xaadirin Deegaanka uu Gudoomiyaha ka yahay. Waxa…

Read More

Ogaysiis: Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran Iyo taagero logu muujinayo xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London

Ogaysiis Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran oo taagero logu muujinayo Xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London iyoTageerida Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka oo lagu taageri doono kulaankaas oo ka dhaci doona lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ 09/09/17 7PM waxana ka soo qayb gali…

Read More

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha oo Lagu Wareejiyey 37 Kun oo Dollar kana Hadlay Sida ay u Xafideen Qaadhaankii Lacageed ee Gacantooda Galay DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Guddida Ka soo Kabashada Abaarihii dalka Soo Maray ayaa Qaadhaan Lacageed oo dhan 37 Kun oo Dollar ka Gudoomay Gobolka Gebilay iyo Hay’adaha FAO Iyo Care International. Sheikh Maxamed Cali Geedi oo Xubin ka ah Guddidan ayaa sheegay in amaanada loo dhiibay ee lacageed ay si adag u xafideen isla…

Read More

Mas’uuliyiinta Khaatumo Oo Beeniyay In Cali Khaliif Ka Biya-diiday Shirkii Wada Hadalada Ee Somaliland Iyo Khatumo DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Axmed Yaasin kana mida xildhibaanada maamulka Khaatumo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Cali Khaliif Galeydh uu ka baxay shirkii wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, ee ka socday Hutel Safari ee magaalada Hargeysa. https://www.youtube.com/watch?v=NDIAQfRtmq0&feature=youtu.be

Read More

Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Oo Gudoomiye Muuse Biixi Ku Eedeeyay Saamigii Beeshiisa Oo Uu Duudsiyay Iyo Beesha Oo Talo Isugu Noqondoona DAAWO

Hargaysa 30. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana axadii u Tartamay Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda balse Codkiisa oo Qudha ka helay Fadhigaasi ayaa eedayn u soo Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay…

Read More

Xabaalo Ku Yaala Magaaladda Berbera oo La Qoday Lafihii oo Bannaanka loo soo saaray Kadib Markii Goobtaas la Siiyay Mid ka mid ah Ganacsatada Somaliland & Dareenka Bulshada DAAWO

Berbera 30. August 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd dhacdo ku cusub magaalo xeebeedka berbera in la soo faqo Bogcad ay ku aasan yihiin Mayti isla markaana dibada loo soo saaro Lafihii Waxayna arrintani ka danbaysay kadib markii Dhulka Xabaaluhu ku yaalaan la siiyay mid ka mid ah ganacsatada gobolka.

Read More