Webmaster

‘’Werwerka Waan la Qabaa Faysal Cali Waraabe Markasta oo Khilaaf Yimaado Waxaa Soo Gurman Jiray Xukuumadda,Guurtida Iyo Maxkamadda Sare Waxaan ayaan daro ah in Dhacdadii ka dhacday Golaha Wakiiladda ay Qaawisay Sadexdaas Hay’adood,Taas…..’’ Cirro DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Guurtiida iyo Maxkamadda Sarre Fashilmeen.

Read More

Heerka Dimuquraadiyada Somaliland :Gabadh la Dhalatay Jamaal Cali Xuseen oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani & Xujo ay Faraqa ugu Gunuday Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Ayaan Cali Xuseen oo la dhalatay Siyaasiga Jamaal Cali Xuseen oo haatan ku Jira Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa si rasmi ah ugu Biirtay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Ayaan Cali Xuseen waxay dardaaran adag fartay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro kuwaas oo ku qotoma…

Read More

‘’Yaan Xisbiyada Lagu Taageerin Qabyaalad, In Gudoomiyaha Xisbiyada Toos Loo Amaanayo Waa Ku Ceeb Marar Badana Way Ka Hadleen Ee Halaga Daayo Waayo Waxay ka Tuuraysaa Meel daran’’ Wasiirka Caddaalada DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland Mudane Axmed Faarax Cadare ayaa ka digay halista xisbiyada oo loogu ololeeyo hab-qabiil oo keena qabyaalad. Axmed Caddare sidoo kale waxa uu ka digay amaanta xad-hdaafka ah ee madaxda, sida u heesida oo aynu aragnay iyadoo heeso loo qaadayo madaxweynaha iyo musharax Muuse, waa heeso sidiidii…

Read More

Kooxo Ka Ganacsada Xubnaha Basharka Aadamaha oo Faro baas ku haya Dalka Masar & Weriye Soo Bandhigay Qaabka ay Maafiyadani uga Shaqayso Dalkaasi!!!

Qaahira 25. August 2017 (SDN/QJ):- Saxafi u dhashay dalka Jarmalka ayaa warbixin baadhis ah oo uu muddo ka waday dalka Masar waxa uu ku ogaaday in dalkaas ay ka jiraan kooxo budhcad ah oo ka ganacsada xubnaha muhiimka ah ee aadamaha. Warbixintan oo uu Wargayska Geeska Afrika oo aanu soo Xiganay soo koobay, Isla markaana…

Read More

Siyaasi Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Sheegay inuu ka Laabtay Afkaartiisii Hore ee Ku Biirista Xisbiyada Siyaasadda Somaliland & Dhaliil Culus oo uu u Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Cabdi kariin Axmed Mooge isla markaana ah shakhsi ka shaqeeya arrimaha dhallinyaradda iyo suulinta hab dhaqanka xun ee qabyaaladda ayaa ka noqday Mawqif uu markii hore qaatay oo ku saabsan inuu ku biiri doono Xisbiyada siyaasadda Somaliland. Cabdi kariin Axmed Mooge waxaa kale oo uu ka hadlay Khilaafka…

Read More

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo Tooshka Ku Qabtay Wasiiro Iyo Sirdoon ka Socda Somalia oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Hargaysa Ku Martiqaaday DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Ismaaciil Cali ‘’C.laahi Cirro’’ ayaa sheegay in Xukumadda somaliland ay marti qaaday wasiiro ka tirsan somaliya Iyo Saraakiil Sirdoon oo Soo Gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=gyn5xd-rtlo

Read More

“Waxaan Aad Iyo Aad Ugu Faraxsanahay In Ay Rumowdo Himilada Wax Wadda Lahaanshaha Ee Ah In Qarankani Ka Guuro Qabyaalad” Hogaamiyaha Waddani DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X Xasan ayaa si ay ku dheehan tahay Xushmad u soo dhaweeyay siyaasiyiin Magac shacabka somaliland waxaanu sheegay Hogaamiye Xirsi Cali Xasan in uu si Niyad ah ugu faraxsan yahay….. https://www.youtube.com/watch?v=aOCsFpeNglY

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibedda Oo Hoos U Dhaca Adeegyada Dekedda Berbera Ku Dhaliilay Maamulka Shirkadda DP World & Fariin uu u Diray Siyaasiyiinta Somaliland ee Xilalka u Doonta Muqdisho DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Hoos u dhaca laga dareemayo Dekedda Magaalada Berbera tan iyo markii ay Maamulkeeda la wareegtay Shirkadda DP World. Wasiir Sacad Cali Shire wuxuu sheegay in Adeegyada Dekedda Berbera si wanaagsan u socdaan, laakiin…

Read More

Kacdoonada Itoobiya Ka Jira oo Sababay in Suuqyada Somaliland uu Ku Yaraado Qaadku & Dareenka Magaaladda Boorama DAAWO

Boorama 25. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Gobolada ay degto Qoomiyada Oromada ee Dalka Itoobiya lagu soo rogay Bando Maadaama Dawlada Itoobiya ay ka baqatay Mudaharaadyo Xoogan,waxaana la Joojiyey Gaadiidkii Goboladaas tegayay iyo Kuwii ka soo baxayay amuurtan ayaa Sababtay inuu Joogsado Qaadkii ka imanayay Goboladaasi. Waxaa Suuqyada qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland laga waayay…

Read More

Qul-Qulka Biyaha Dooxa Hargeysa Oo Halkii Ugu Sareysay Maraya,Qorshe La’aanta Xukuumadda Iyo Cabashada Ka Taagan Biyo Yarida  Magaalooyinka Somaliland DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa habeenadii ugu danbeeyay waxaa uu u soo rogmaday oo ay biyuhu u soconayeen si xawliya, waxaanay inta badan uu dooxu ka soo rogmanayay roobab ka da’ay galbeedka magaalada Hargeysa. Shacabka ku dhaqan gobolada Somaliland ayaa inta badan ka cawda biyo yaraan mana jirto wax…

Read More

“Laba Sababood Ayey Mas’uuliyiinta Waddani Idiin Cayaan Reer Kulmiyow, Waxaynu Nahay Xisbiga Ugu Awooda Weyn Somaliland. Wax aan nala fac aheyn innaanu u-jawaabno.” Mahamed Kaahin Ahmed  Gudoomiye Ku Xigenka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ay waajib tahay in Cid aan la da’a ahayn inuu u Jawaabo isagoo Sidaa u Duur xulaya Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Waxa uu Gudoomiye Ku xigeenka Kowaad ee Xisbiga…

Read More

Maayarka Boorama Oo Cadeeyay In Badhasaabka Gobolka Awdal U Soo Qoray Warqad Uu Kaga Dalbanayo In La Iibiyo Dhul Dan-guud Ah & Qaylada Xildhibaanada DAAWO

Boorama 25. August 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka AWDAL Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maayarka Magaalada Boorama oo ay wehelinayaan Xildhibaannada Golaha Deegaanku. Khilaafkan ayaa soo shaac-baxay, ka dib markii Maayarka Iyo Xildhibaanno ka mid ah Golaha deegaanka Boorama ay Badhasaabka Gobolka AWDAL ku eedeeyeen inuu doonayo in la…

Read More

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo soo Gunaanaday Shir laba Cisho Socday oo Lagaga Hadlayay Mashaariicda Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda ayaa soo gabo gabeeyay Shir hawleed Mudo laba Cisho ah u Socday Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Hay’adaha Wada shaqayntu ka dhaxayso.

Read More

Cali Guray oo Ku Tilmaamay Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee Axmed Jaanbiir Suldaan inuu Yahay Dhengada Mucaarid Iyo Muxaafidba ay la Dhacaan Muuse Biixi

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):-Muj.Cali Guray Oo Ka Mid ah Siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay hormo siyaasiyiin ah oo shalay si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani waxaanu si khaas ah uga hadlay raadkii siyaasadeed ee ay isla soo mareen Axmed Jaambiir Suldaan iyo Musharaxa kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxaana qoraal kooban uu soo…

Read More