Webmaster

Hargaysa: Hooyo Da’deedu afka la Gashay Lixdan Jir oo Loox Ku Barata Qur’aanka Kariimka ah & Dulucda Fariin ay u dirtay Bulshadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 24. August 2017 (SDN/QJ):-Hooyo 59-sano jira oo la yidhaa Hooyo Xaali Cali Xuseen isla markaana degen xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa, ayaa goob aan gurigeeda ka fogeyn waxaa ay ka dhigataa Qur’anka kariimka ah. Xaali Cali waxa quraanka loogu dhigaa loox ballaadhan, waxaanay maraysaa jiskii saddexaad oo ay muddo saddex sannadood ah soo…

Read More

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Raisul Wasaaraha Somalia & Wakiilada beesha caalamka?

Muqdisho 24. August 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka, kulanka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana la sii xoojiyo iskaashiga dhinacyada badan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka iyo Hay’adaha uu la kulmay Safiiradooda. Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku…

Read More

Faalo Lagu Baahiyey Degelka Al Carabi21 oo Soo Bandhigtay Sirta Ku Duugan Soo dhawayntii Diiranayd ee Madaxweynaha Masar Mr Siisii Ku Qaabilay Dhigiisa Somalia Mr Farmaajo & Khubaro Lafo Gur ku samaysay

Qaahira 24. August 2017 (SDN/QJ):- Faallo shalay lagu baahiyey degelka Al-Carabi 21 ayaa gorfaysay sirta ku duugan soo dhoweyntii diirranayd ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo kala kulmay Qaahira. Faalladan oo uu qoray Maxamed Sandibaad ayaa sheegtay in soo dhoweyntaasi ay dhalisay su’aalo la iska weydiinayo ujeedada u qarsoon Masar ee ku waajahan Soomaaliya, waxa…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Beenisay in Maraakiib Ganacsi oo Cabasho ka Tirsaday Maamulka Dekedda Berbera ay u Wareegeen Dekedda Muqdisho

Berbera 24. August 2017 (SDN/QJ):-Badhasaabka gobolka Saaxil, Jaamac Yuusuf Axmed, ayaa beeniyay in maraakiib ku soo xidhay dekedda Berbera ay u wareegeen dhinaca Muqdisho kadib markii baddeecadihii ay sideen laga rogi waayay  oo ay maalmo ku xidhnaayeen Dekedda. Badhasaabku  waxa uu sheegay in la dhammeeyay cabashadii  hore uga timid ganacsatadda dekedda wax kala soo dega …

Read More

Madaxweynihii Hore ee Yemen Cali Cabdulaah Saalax oo Caasimadda Yemen ku Diyaariyey 30 Kun oo Askari & Dhoola Tus ay Maanta samaynayaan

Sanca 24. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynahii hore ee Dalka Yaman Cali cabdallah saalax ayaa Magaalada sanca ku soo diyaariyey 30 kun oo ka mid ah ciidamada isaga taageersan, kuwaas oo ka qayb qaadanaya bandhig lagu xusayo 35 guurada ka soo wareegtay aasaaskii xisbiga Koongareeska shacabka ee uu hogaamiyo oo maanta la xusi doono.   Cali cabdallah…

Read More

Shiicada ka Garab dagaalanta Ciidamada Ciraaq oo Beeniyay inay dib uga Gurteen Dirirta ka socota Magaaladda Talcafar

Baghdad 24. August 2017 (SDN/QJ):-Hogaanka warfaafinta ee Milateriga Ciraaq ayaa beeniyey wararkii sheegayey inay maleeshiyaadkii shiicada ee garabka u ahaa milaterigu ay dib uga baxeen dagaalka ka socda Magaalada Tal-cafar.   Bayaan ay Milateriga Ciraaq soo saareen ayay wax kama jiraan ku tilmaameen wararka ay warbaahinta qaarkeed baahinaysay sheegayey inay maleeshiyaadka shiicadu dib uga baxeen…

Read More

Waddanka Koonfur Africa: Dad Cuna Hilibka Dadka Oo La Qabtay, Waxa Lagu Aqoonsaday Iyo Cabsida Shacabka

Darban 24. August 2017 (SDN/QJ):- Afar nin oo Orgobeyaal Hilibka Dadka Cuna ayaa Booliiska Dalka Koonfur Afrika ay Xabsiga u taxaabeen. Markii la waydiiyay Raggaasi sida ay dadka u cunaan ayaa mid ka mid ah waxa u soo saaray qayb ka mid ah lug iyo gacan bini-aadam. Ciidamada Booliiska oo uu weheliyo Ninkii dad cunka…

Read More

Addis Ababa: Gabadh Warkeedu Qabsaday Caalamka Oo Dalkeeda Dib Ugu Laabatay & Dhacdo Naxdin leh oo Qabsatay!!

Addis Ababa 24. August 2017 (SDN/QJ):- Gabadha shaqaale ahayd oo u dhalatay dalka Itoobiya, oo 4 bilood ka hor lagu soo tuuray guri fooq, dalka Kuweyt ayaa Shalay ku soo laabatay dalkeedii hooyo, markii muddo dalkaasi lagu daweynayay. Gabadhan oo magaceeda la yidhaahdo Adesech, ayuu warkeedani qabsaday, cinwaannada warbaahinta caalamka. Gabadhan shaqaalaha oo ka lulata…

Read More

Wasiirada Arrimaha Dibada Maraykanka Iyo Turkiga oo Kulan Gaar ah wada qaatay Xili Xidhiidhka labada dal aad u xun yahay

Ankara 24. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka difaaca ee Dalka maraykanka Jim Matios ayaa Dhigiisa Dalka Turkiga Magaalada Ankara  kula yeeshay wadahadalo ku saabsan taageerada hubka ah ee ay washington siiso kooxaha kurdiyiinta reer Suuriya oo ay Turkigu u aqoonsan yihiin kooxo argagixiso. Socdaalka Wasiirka difaaca Maraykanku ku joogo dalka Turkiga waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo…

Read More

Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharciyadiisa ee Golaha Wakiiladda oo Maanta Shir Gudoomiyey Fadhigii G.Wakiiladda Xili Xildhibaan Talyanle uu Goob Joog ahaa DAAWO

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii maanta Golaha Wakiilada Somaliland oo loo balansanaa In lagu doorto gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi  ayaa dib loo dhigay Loona Balamay Maalinta Axada ee Soo Socota. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax .   Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax…

Read More

Maxay Xukuumadda Somaliland ka Tidhi Cabashada Ganacsatada ee Ku Wajahan Shirkada DPW ee Maamusha Dekeda Berbera?

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay cabashada ay ganacsatada Somaliland ka gudbiyeen shirkadda DP world ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku wareejiyay maamulka dekedda Berbera. Wasiirka ganacsiga Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo Geeska Afrika u waramay iyo badhasaabka gobalka Saaxil Jaamac Yuusuf oo BBC u waramay ayaa ka hadlay arrintan. Ugu horayn…

Read More

Xogo uu Helay Mid ka Mid ah Wargaysyada Ka Soo Baxa Hargaysa oo Muujiyey Halista Safarka Wasiirkii Hore ee Amuuraha Dibada Somaliland ee Muqdisho!!

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey waxa uu ku sugan yahay caasimadda waddankaasi Soomaaliya ee Muqdisho isaga oo kulamo kala duwan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Waana hal maalin…

Read More

“Anigu Ma Jecli In Layla Xanto Amb. Cawil Iyo Cali Warancadde Oo Weli Saaxiib Ayaanu Nahay Laakiin…’’ Siyaasi Siciid Sulub

Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah Musdambeedka Xisbiga WADDANI ayaa sheegay In ay ku badan tahay xanta uu xisbigiisu iska weydiiyo saamaynta ay rag ay isaga saaxiibo ku ahaayeen saaxaddii UDUB oo haatan KULMIYE ka tirsani ku yeesheen dhoollatuska siyaasaddeed ee xilligan ka dhex socda axsaabta. Siciid Sulub…

Read More