Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Ismaaciil Cali ‘’C.laahi Cirro’’ ayaa sheegay in Xukumadda somaliland ay marti qaaday wasiiro ka tirsan somaliya Iyo Saraakiil Sirdoon oo Soo Gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=gyn5xd-rtlo
