Webmaster

Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Sheegay inuu Guul daraystay Waan Waantii Gudoomiye Saleebaan Gaal,Fadhiga Beri ee Golaha Wakiiladda,Eedaynta Xukuumadda & Dareenka Taagan DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland Gaar ahaan Mudanayaasha Mucaaridka ah ee u Janjeedha dhanka Xisbiga Waddani ayaa Cod dheer Caawa kaga digay hadii uu Beri furmo fadhiga Mudanayaasha Golaha Wakiiladdu ay ku dooranayaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Xili aan la isla meel dhigin ansaxnimada Gudoomiyaha…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xisbiga WADDANI Wato Iyo Xildhibaan Axmed-Yasin Sheekh Cali Ayaanle Oo Kulmiye Taageerayo Oo Si Weyn Ugu Hirdamaya Booska Gudoomiye Xigeenka 1-Aad Ee Wakiiladda Iyo Xildhibaanadda Kulmiye Oo Kala Daadsan

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Loolan adag ayaa laga dareemayaa musharaxiinta ku hirdaamaya Mansabka gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada, waxaana loollankaasi udhexeeyaa xildhibaanada ku kala abtirsada Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, 11 xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada golahaas ayaa usharaxaan kursiga Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad ee Gollahaas. Xogaha laga Helayo Mudanayaashan ayaa qeexaysa xildhibaanada…

Read More

Dagaal Beeleed Kale oo Ka Qarxay Degmada Biyo Guduud ee Gobolka Sanaag & Laba Ruux oo Ku Geeriyooday

Ceerigaabo 22. August 2017 (SDN/QJ):- Mudanayaasha ka tirsan golaha guurtiga Somaliland ee hawsha ergada nabadeed ah u joogay Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa baaq nabadeed u diray dadweynaha degmada Biyo guduud ee isla gobolkaasi oo ay maanta dhibaato ammaandaro oo ka dhex dhacday ay sababtay dhimashada Labo ruux. Gudoomiyaha Ergada golaha guurtida ka…

Read More

‘’ Reer Gabilayoow Walalayaal Ma Dawlad Sacad Muuse & Habar Yoonis  Ayaa La Ictiraafi Doonaa..” Faysal Cali Waraabe’’ Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Gebilay 22. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Kormeer ku tegay Magaalooyinka Arabsiyo Iyo Gebilay ee Gobolka Gebilay isagoo Xadhiga ka Jaray Xafiisyo Cusub oo uu Yeelanayo Xisbiga Ucid. Waxaana Gudoomiyaha soo dhawayn balaadhan ku qaabilay Taageerayaal Laxaad leh, kuwaas oo kor u luxayay…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid & Wefti uu Hogaaminayo oo Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada Arabsiyo Iyo Gebilay Iyo Xadhig ka Jarka Xafiisyo Cusub DAAWO/SAWIRO

Gebilay 22. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee XIsbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa manta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Arabsiyo . Waxaana Gudoomiyaha soo dhawayn balaadhan ku qaabilay Taageerayaal Laxaad leh, kuwaas oo kor u luxayay calanka astaanka u ah xisbiga UCID, Isla Markaana ku dhawaaqayay Ereyo Soo Dhawayn ah . Gudoomiyaha…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Waan Waan ka Dhex Bilaabay Khilaafka Golaha Wakiiladda Isla markaana Hakiyey Shir ku Mudaysnaa inuu Beri Furmo DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa dhex galay Khilaaf ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland oo u qaybiyey Golahaasi Laba Qaybood isla markaana ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Labada Garab mid kastaa aaminsan yahay in Murashaxoodii ku guulaystay Doorashadaasi. Wararka ay Helayso Shabakada Qurbejoog ayaa Sheegaya…

Read More

”C.raxmaan Cirro Waa Abaal laawe Waayo Anigoo Ku Xigeenkiisa ah ayuu Iga Codeeyay,Sidoo kale Baashe Maxamed Faarax oo 12 Sano ay is ag fadhiyeen ayuu Mar Feedhay Markii danbena Wuu Diiday inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda” Siyaasi Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Axmed Muumin Seed oo Mar ahaa Gudoomiye ku xigeenkii Kowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Sheegay inuu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro inuu Yahay Abaal laawe.

Read More

Cabdi Kariin Xinif oo Jawaab ka Bixiyey Dhaliilo Xaal marineed oo Kaga Yimid Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Ka Dhashay Sida uu u arko Xaalada dalka DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Kariin Xinif oo ah Agaasimaha Xisaabaadka ee Komiishanka la Dagaalanka Aids ee Somaliland kana Mid ah Saraakiisha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa ka hadlay Socdaal uu qayb ka ahaa oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ku soo mareen Gobolada bari ee Somaliland Gaar ahaan Gobolada Sool iyo Sanaag….

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar

Qaahira, Ogosto 22, 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweynaha iyo wafdiga la socday oo ay weheliyaan Madaxweyinihii dowladdii ku-meel gaarka ahayd Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo…

Read More

Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Puntland DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Hanjabaado Maamul-gobolleedka Puntland ka soo yeedhay, kuwaasi oo nuxurkoodu ahaa inaan Deegaannada Sool iyo Sanaag la geyn karin Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashooyinka. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo Maanta la hadlay Telefiishanka Bulsho, ayaa sheegay in Puntland oo ka mid ah maamullada ka jira Soomaaliya ay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Cisbitaal ku Yaala Magaaladda Hargaysa Ku Booqday X.Cabdi Waraabe oo Xaalad Caafimaad la soo Deristay SAWIRO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku-xigeenka Ahna Ku-simaha Madaxweynaha JSL Oo Cusbitaalka International Ku Bookhday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) Oo Xaalad Xaafimaad U Jiifa.   Waxaanu Madaxweyne ku-xigeenku Xaajiga ALLE uga baryay inuu caafimaad taamaha siiyo kana dulqaado xanuunka, isagoo sheegay madaxweyne ku xigeenku In Xukuumadda Somaliland u diri Doonto xaajiga Dalka Imaaradka carabta…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Su’aalihii Ugu Badnaa Lagu Weydiiyey Madal ka dhacday Magaaladda Ceerigaabo & Nooca Balanqaad ee uu Bulshada u soo Bandhigayo DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaa Su’aalo Lagu weydiiyey Barnaamijka Ha Hakran Dadkaaga ee ka baxa Telefishanka Saab Tv Kaas oo dadweynaha ka qayb qaadanayay ay ku sugnaayeen Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaaladda Ceerigaabo. Waxa Gudoomiyaha Wax laga weydiiyey arrimo badan…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Sheegay in Balanqaadkii Gudoomiye Cirro ee Mushahar u Kordhinta Ciidanka Iyo Guryo u dhiskoodu aanu ku Jirin Buuga Barnaamijka Xisbiga Waddani Iyo Dulucda Xogwaran Dhinacyo badan Leh oo uu Bixiyey DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si Faahfaahsan uga Hadlay Marxalada Siyaasadeed ee Somaliland gashay, Hirdanka u dhexeeya Xisbigiisa Waddani iyo Xisbiga Kulmiye ee Talada dalka haya. Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxaa Wax laga weydiiyey Balanqaad uu…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Sharciyadiisa Lagu Muransan Yahay oo Ku Gacan saydhay Gudi dhex dhaxaadineed oo ka Socday Haldoorka Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland Soona Jeediyey in Xafiiska Looga Saaro DAAWO

Hargaysa 21. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Musdanbeedka Abwaanada Somaliland oo isu xilqaamay soo afjarida Khilaafka ka dhex oogan Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Lagu Muransan yahay ee golaha Wakiiladda ayaa sheegay maanta in Mudane Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Muranku ka taagan yahay Sharciyadiisu uu diiday inay Dhex dhexaadiyaan isaga iyo Garabka Kale…

Read More