“Intii Ay Haweenku Hadhow Odhan Lahaayeen; Maxaa Wax Looga Qaban-waayay Ninka Intuu Qol Yar Ka Kiraystay Suuqa Doqon-ma-waaye Lacagta…’’ Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka
Hargaysa 23. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xafiiska Guddida Imtixaannaadka Qaranka Somaliland Daauud Axmed Faarax oo isaga iyo masuuliyiinkale oo wasaaradda waxbarashadaka tirsani warbaahinta kula hadleen xafiiskooda ayaa ka digay kooxo uu sheegay in ay sitaan magacyo Foojari ah oo waalidiinta iyo ardayda reer Somaliland ka ibinaya deeqo waxbarasho oo ay sheegeen in uu dalka Turkigu…
