Webmaster

Qoyska Reer  Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Qoyskii & Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Jabuuti Ku Geeriyootay

Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun—Geeridu Waa Xaq Qoyska Reer Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii ay ka Baxday Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Ku Geeriyootay Caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti Waxayna Tacsidan si Gaar ah u Gaadhsiinayaan Xasan Siciid Khayre oo ahaa…

Read More

”Wax Gorgortan ah Laga Geli Maayo Go’aankii Golaha Wakiiladda Iyo Qaraarkii Maxkamadda Sare ee Khilaafka Golaha Wakiiladda Dib ugu Soo Celiyey inaan anagu Saxno” Xildhibaano Taageersan Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharcinimadiisa DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Gaar ahaana Taageersan Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa ee Baashe Maxamed Faarax oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Go’aankii Golaha Wakiiladdu ku doortay Gudoomiyaha Cusub Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Qaraarkii ka soo baxay Maxkamada Sare ay Yihiin Go’aamo…

Read More

Wefti uu hoggaaminayo Murrashax Muuse Biixi oo si wayn loogu soo dhaweeyey deegaamada bariga Sanaag iyo casuumaddii saldabbada ugu facaweyn Somaliland + Nuxurka khudbad uu u jeediyey bulshada SAWIRO/DAAWO

Hadaaftimo 15. August 2017 (SDN/QJ):-Weftiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa noqday murrashax Madaxweyne kii u horreeyey booqda deegaanka Hadaaftimo ee bariga Somaliland oo ah guriga saldannada ugu facawayn Somaliland. Weftiga Guddoomiyaha KULMIYE oo ku guda jira socdaal la xidhiidha wacyigelinta kaadh qaadashada gobollada Sanaag…

Read More

Ku Xad-Gudubka Shuruucda Doorashadu Waa Halista Ugu Weyn Ee Hor taalla Doorashada Somaliland

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):- Xafiiska la Socodka Arrimaha Doorashooyinka (EMO) ee Xarunta CPA, ayaa soo bandhigay dhacdooyin uu diiwaangeliyey oo uu ku baaqayo in si toos ah wax looga qabto, haddii kalena ay saamayn guracan ku yeelan karaan qabsoomida doorashada Madaxtooyada JSL ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 13-ka bisha Noofambar ee sanadkan…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad,Sababta uu Murashax Muuse Biixi u Taageero, Doorashooyinka,Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xogwaran gaar ah siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland. Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha ee ka socda Gobolada bari, Sababta uu u Taageero Murashax Muuse Biixi Cabdi,Sida ay tahay Xaaladiisa Caafimaad iyo…

Read More

Hargaysa oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay  Taliyihii Qaybta Baanboyadda ee Ciidanka Booliska oo Xalay Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u Diray DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Qaranka iyo Hogaanka Ciidanka booliska Somaliland ayaa Maanta ka qayb galay aas qaran oo hargaysa loogu sameeyay alle ha u naxariistee Cabdi Xuseen Xirsi Geel-jire oo ahaa taliyaha Qaybta Baanboyada ee Ciidanka Booliska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Xisbi ahaan ka Fiirsanayaan inay la Baxaan Xubinta Xisbigooda u qaabilsan Komiishanka Doorashooyinka & Cida uu Yahay Murashax ku Xigeenkiisu DAAWO

Ceerigaabo 15. August 2017 (SDN/QJ):- Eng. Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee xisbigaas ayaa sheegay inay Xisbi ahaan ka fiirsanayaan Sidii ay ula bixi lahaayeen Xubinta xisbigooda ee la shaqaysa Komiishanka doorashooyinka,Isagoo Sheegay in ilaa hada aan waxba laga qaban Olole Siyaasadeed oo Labada xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay…

Read More

Badhasaabbada Iyo Maayirrada Oo Looga Digey Inay Raacaan Wufuudda Xisbiyada,Kulmiye Ma u Hogaansamay

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeen Arrimaha Gudaha ee Xidhiidhka Gobollada iyo Degmooyinka JSL Jaamac Cabdillaahi Biin, ayaa Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Maayirrada Magaalooyinka dalka uga digay inay wufuudda Xisbiyada siyaasadda u raacaan gobollada iyo degmooyinka kale ee aanay ka talin, sidaasi awgeedna amray inay ku sugnaadaan Gobollada iyo Degmooyinka ay ka arrimiyaan oo ay…

Read More

 ‘‘Inay Masaajiddo Gaar Ah Ku Tukadaan, Culimadana Aflagaadeeyaan’’ Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jowhar Oo Ka Digay Waxay Faafinayaan Koox-diimeedyo Astaantoodu Tahay

Boorama 15. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jowhar oo ah Sheekhul Beladka Magaalada Boorama, ayaa ka digay Koox diimeedyo yaryar oo uu sheegay inay Dalka ku soo badanayaan isla-markaana faafinayaan Afkaar Diimeed oo aan Sax ahayn. Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jowhar oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Boorama, ayaa sheegay inay…

Read More

“Saddexda Xisbi Qaran Saddex Faras Bay Kala Fuushan Yihiin, Ka Badinayaana Waa Uu Idiin Muuqdaa Ee Codkaaga Ha Ku Khasaarin Mid Aad Ogtahay” Wasiirkii Hore ee Maaliyadda

Xudun 15. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Ka Mid Ah Weftiga uu hoggaaminayo murashaxa xisbiga KULMIYE ee socdaalka u kuur galka kaadh qaadashadu sida ay uga socoto gobollada bari ku maraya deegaannada Sool iyo Sanaag ayaa khudbad uuka jeediyey degmada Xudun oo kamid ahaydmeelihii uu weftigu maray waxaa uu kaga warramay qaabka…

Read More

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Wakhtiga La Soo Bandhigayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Mudane Xasan Siciid Yuusuf ayaa shaaciyey in dhawaan la soo bandhigi doono barnaamij siyaasadeedkii uu xisbigu ku galayey ololaha doorashada madaxtooyada. Xoghaye Xasan Siciid ayaa sheegay inay haatan diyaariyeen barnaamijka xisbiga waxaanu hadalkiisa ku bilaabay “Barnaamijkii xisbigu waa diyaar mudo lix bilood…

Read More

Wasiirul Dawlaha Khayraadka Biyaha oo Hadhiimo Sharaf u Sameeyay Siyaasiyiin & Madax dhaqameed ka soo Jeeda Beesha uu Ka Tirsan yahay DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Mudane C.qaadir Maxamed Sheekh ayaa hadhiimo sharafeed u sameeyay qaar ka mid ah Madax dhaqameedka,Xildhibaano,iyo Xubno kale oo ka soo Jeeda Gobolka Maroodijeex.

Read More

Shaqooyinka ay Somaliland ka qabato Ururka Bisha Cas,Xiligii ay Somaliland ka hawlgashay Iyo Xogwaran uu Gudoomiyaheedu Bixiyey

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ururka Bisha Cas ee somaliland Axmed Cabdi Bakaal ayaa si Xeel dheer uga warbixiyey Shaqooyinka ay Hay’adani qabto iyo Waxyaabaha loo aasaasay. Ururka Bisha Cas ee Somaliland Wuxuu la Bilaabmay Xiligii Ingiriisku Maamulayay Somaliland iyadoo dhinaca Somalia aanu ka Jirin Ururkani hasa yeeshee Somaliland waxaa Xiligaas ka Jirtay oo…

Read More