Webmaster

Xukuumadda Oo Sheegtay In Muuse Biixi Oo Keliya Fulin-karayo Ballan-qaad Uu Musharraxa WADDANI U Sameeyay Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland

Hargaysa 14. August 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka dareen-celisay Ballan-qaad uu Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) u sameeyay Ciidammada Qalabka sida. Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan-Cirro oo Toddobaadkan hadal ka jeediyey Munaasibad uu Xisbigiisu qabsaday, ayaa sheegay haddii uu ku guuleysto Doorashada Madaxtooyada ee soo socota…

Read More

Gudi laba Dhinac oo loo saaray Khilaafkii Golaha Wakiiladda,Labadii Dhinac ee Muranku u Dhexeeyay oo ka Hadlay Sida ay u arkaan Go’aankii Maxkamadda Sare Iyo Golaha Wakiiladda oo Galay Fasax ilaa Khilaafka ka soo idlaado DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta si Foolka fool ah Kulan u yeeshay  Xafiiska Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Gudoomiyaha lagu Muransan yahay Sharciyadiisa Mudane Baashe Maxamed Faarax Iyo Gudoomiyaha Sheeganaya in isaga loo doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed Talyanle. Kulankan ayaa la iskula qaatay in la abuuro laba gudi oo midkiiba 5 xubnood ka…

Read More

Xisbiga Waddani oo Jawaab Waafi ah ka Bixiyey aaminaadii ay ku qabeen Maxkamadda sare ee Distooriga ah & Aragtidooda Qaraarkii Shalay ee Khilaafka Golaha Wakiilada DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag uga hadlay Qaraarkii ka soo baxay Maxkamadda Distooriga ah ee dalka ee Ku Saabsanaa Muranka ka taagan Golaha wakiiladda ee ka dhashay doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda. Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun Xoghayaha Caddaaladda ee xisbiga Waddani ayaa sheegay in Maxkamada distooriga ah loo Gudbiyey…

Read More

Sida ay Maxkamadda Sare ee Distooriga ahi uga Garnaqi Weyday Khilaafka Wakiiladdu Waa Indho adayg? & Garyaqaano Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Distooriga ah ee Somaliland ay daadifaysay inay ka Garnaqdo Khilaafkii ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland oo lagu Muran san yahay Cida loo doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland. Garabka uu Hogaamiyo Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle oo ku doodaya inuu helay Codkii 39 Xildhibaan ee u Codeeyay…

Read More

Maayarka Magaaladda Berbera oo Sheegay in aanay DPW Waxba Ku soo Kordhin Dekeda Berbera ee ay la wareegtay DAAWO

Berbera 13. August 2017 (SDN/QJ):- Maayarka magaalada Berbera Md. Cabdishakuur Maxamuud Cidin, ayaa sheegay inaanay DP world wax muuqda oo la taaban karo ku soo kordhin dekedda Berbera oo ay maamulkeeda xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku wareejisay. Maayarka Berbera, wuxuu sheegay inaanay weli dadka reer Berbera arag waxyaabihii ay saadaalinayeen inay DP world ku soo kordhin…

Read More

Xildhibaankii 3aad ee Ka soo Jeeda Gobolka Awdal ee Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Shaaciyey inuu isaga Baxayo Xisbiga Kulmiye una Wareegay Xisbiga Waddani & Eedaymo uu Dawlada Iyo Kulmiye u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee la soo dhaafay iska casilay Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Tiraba 3 Xildhibaan oo ka Tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland oo ku abtirsada Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal. Xildhibaan C.laahi Axmed Yuusuf ayaa ugu danbeeyay Mudane Shaaciya inuu ka baxay Xisbiga Kulmiye oo uu…

Read More

“Qof kasta Maxkamada Sare Wuu Ka Walaacsan Yahay, Oo Wuxuu Is Leeyahay Waxba Soo Saari Mayso, Wakhtiyadan Dambe Iyo Siday Ku Socoto Waynu Aragnaa’’ Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka  tirsan Golaha Wakiilada, kana mid ah Xildhibaanadii u coddeeyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, ayaa ka hadlay Xildhibaanada iska casilay Golaha dhexe iyo xubinimada Xisbiga Kulmiye ee ay ka soo wada jeedaan gobalka Awdal iyo xisbiga KULMIYE, waxaanu sheegay inuu xildhibaanada is casilay ku taageersanyahay…

Read More

“Ciidankeenu Heeganbuu Ka Galey, Laakiin Hadey Farro-gelin Dhacdo Dhagahay Faraha Gelin Doonaan” Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in Gobolada Sool Iyo Sanaag ay si Habsami leh uga Socoto Qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu fariina u dirtay Maamul Goboleedka Punt land DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay uga socoto hawsha qaadashada kaadhka codbixiyaha iyadoo labadan gobol yihiin kuwa lagu soo Khatimayo qaadashada kaadhka codbixiyaha. Wasiirul dawlaha amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay wasiirka…

Read More

Ku Simaha Garyaqaanka Guud ee Qaranka oo Ka Hadlay Muranka ka Taagan doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland & Fariin uu u diray Komiishanka Doorashooyinka & Xisbiyada Qaranka DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Garyaqaan Xuseen Maxamed Jaamac Belel oo ah ku Simaha iyo Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka ayaa markii ugu horaysay waxa uu ka hadlay Khilaafka cirka isku shareeray ee Ka Dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Garyaqaan Xuseen Maxamed Jaamac Belel waxa uu fariin u diray Komiishanka Doorashooyinka…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka Hadlay Xuska Maalinta Dhallinyaradda adduunka Iyo Nuxurka Khudbad uu ka Jeediyey DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdlaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska maalinta Dhalinyaranimada Munaasabadaasi oo ay soo qabanqaabiyeen daladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO laguna  qabtay hotel guuleed ee Magaalada Hargaysa ayna goobjoog ka ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo wakiilada hay’adaha caalamiga ah qaarkood ayaa waxaa…

Read More

‘’Maxkamaddu way ku khasban tahay inay ka garnaqdo arrintan, Sidoo Kale Baashe Hadduu 39 Cod haysto Muxuu La Aammusan Yahay, Muu Keeno…?” Xildhibaan Talyanle DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo tartankii ay isaga iyo Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax ugu tartameen jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Muran ka taagan yahay, Dacwadina Maxkamadda Sare ka taallo, ayaa Kursi-jacayl ku tilmaamay in Baashe oo aan weli Guddoomiyihii hore ee Golaahaas Cabdiraxmaan-Cirro xilka ku wareejin inuu fadhiisto Xafiiskaas…

Read More

“Intaan Ku Maqanahay Midnimadda Somaliland Ayaa Kulmiye Iyo Waddanina Olole Ku Jiraan” Guddoomiyaha Ucid DAAWO

Gar-adag 13. August 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa Xisbiga Ucid Mudane Faysal Cali Xuseen ayaa maalmahii ugu dambeeyay ku howlanaa kulamo uu la qaadanayay masuuliyiin ka tirsan kooxda Khaatumo kuwaas oo uu kula shirayay Deegaanadda Gar-adag iyo Widh-Widh,Faysal ayaa sheegay in intuu ku maqan yahay Midnimadda Somaliland Xisbiyadda kalene olole ku jiraan.

Read More

Aqoonyahan Maxamed Cali Bille Oo Ka Hadlay Khilaafka Golaha Wakiiladda Tilmaamayna Cida ah Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Muranku ka taagan yahay DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamed Cali Bille oo ka Tirsan Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa sheegay in Muranka ka istaadhmay golaha wakiiladdu aanu wakhti xaadirkan wanaagsanayn isagoo sheegay in Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiiladdu uu yahay Mudane Baashe Maxamed Faarax kaas oo lagu muransan yahay sharcinimadiisa.

Read More

Shacabka Ku Dhaqan Caasimadda Hargaysa oo ka Hadlay Dareenkooda ku aadan Khilaafka Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Laga soo Bilaabo Maalintii Axadii ee taariikhdu ahayd 6-da bisha August ilaa haatan Waxa uu khilaaf adagi ka dhex taagan yahay Golaha Wakiiladda Somaliland kaas oo ka dhashay natiijadii lagu doortay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda ee Sharci-nimadiisa Muranku ka taagan yahay Mudane Baashe Maxamed Faarax.

Read More

Muuse Biixi Oo Kaftan Siyaasadeed Ku Karbaashay Wasiirro Iyo Xildhibaano Waftigiisa Ka Mida Si Gaar Ahna U Bar-tilmaameedsaday Qabo, Obama Iyo Cali Guray, Muxuuse Ka Yidhi Maxamuud Xaashi Iyo Calli Mareexaan?

Oog 13. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa mid mid kaftan duur-xul ah ugu hurgufay siyaasiyiin iyo wasiirro ka mid ahaa Waftiga Xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ee socodka ku maraya Gobolada Bari ee Somaliland wakhti ay cagtooda safarkaasi mid ka mid ah ku…

Read More

Somaliland iyo Imaaraadka oo Dhamaystiraya Heshiis Lagu Hirgalinayo Aaga Suuqa Xorta ah ee Berbera

Hargaysa 13. August 2017 (SDN/QJ):- Jamhuuriyadda  Somaliland iyo Imaaraadka Carabta, ayaa dhawaan ka wada hawlgalaya dhammaystirka heshiis lagu hirgelinayo aagga suuqa xorta ah ee laga hirgelinayo dekedda Berbera ee ku jiray heshiiskii ballaadhinta marsadda ay wadagaleen Somaliland iyo DP World. Danjiraha Somaliland u fadhiya Imaaraadka, Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa sidaas ku sheegay qaybtii…

Read More

Maxaa Raila Odinga Hogaamiyihii Mucaaridka ugu Weyn ee Dalka Kenya ka Hor istaagay inuu Noqdo Madaxweynaha Waddankaasi Kadib Doorashadii 8 August dhacday?!!!

Nairobi 13. August 2017 (SDN/QJ):- Kenya waxay taariikh u leedahay khilaaf dhanka doorashada, laga soo biloobo markii dalku qaatay nidaamka xisbiyada badan bilowga 1991-kii waxaana ilaa xiligaa dalka ka qabsoomay lix doorasho oo ay u tartamayeen in ay ku hantaan xukunka dalka Odinga Odinga oo wiilkiisa Raila Odinga. DEC, 1992- Waxaa tartamay Danial Arab Moi,…

Read More