|

”Wax Gorgortan ah Laga Geli Maayo Go’aankii Golaha Wakiiladda Iyo Qaraarkii Maxkamadda Sare ee Khilaafka Golaha Wakiiladda Dib ugu Soo Celiyey inaan anagu Saxno” Xildhibaano Taageersan Gudoomiyaha Lagu Muransan Yahay Sharcinimadiisa DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Gaar ahaana Taageersan Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa ee Baashe Maxamed Faarax oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Go’aankii Golaha Wakiiladdu ku doortay Gudoomiyaha Cusub Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Qaraarkii ka soo baxay Maxkamada Sare ay Yihiin Go’aamo sharci ah oo aan Wax wada hadal ah aanay kala yeelanayn Guddida Garabka Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle.

Comments are closed