Webmaster

    Kenya releases Somali star footballer

    NAIROBI – An international Somali football star who plays for a top Kenyan team has been released by Kenyan authorities after being detained for two days following a security swoop conducted in Nairobi’s predominantly-Somali Eastleigh district. “I am happy to be out. I am looking forward to go back to training,” AFC Leopards striker Sadiq…

    Read More

      Gollaha Degaanka magaalada Miineapolis oo Maalin u Qoodeenyay Soomaalida

      Minneapolis April 12,2014(SDN/QJ)-Gollaha degaanaka ee magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa maalin u qoondeeyay Somalida Magaalada ku nool. Qaraarkan oo uu golluhu u codeeyay ayaa waxa soo jeediyay hogaamiyeyaasha  Soomaalida ee magaalada Minneapolis sida uu sheeegay Xildhibaan Cabdi Warsame. Gollaha degaanka ayaa maalinta 1da July u qoondeeyay maalinta Soomaalida Mareykanka. Maalintaa ayaa ku began maalintiii…

      Read More

        Shirkii Qaramada midoobay ee 47aad ee Gudiga Dadka iyo horumarintoodad oo ay soo abaabushay Qaramada midoobay UN, oo lagu qabtay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York oo la soo gunaanaday

        NY April 12,2014(SDN?QJ)-Shirka Qaramada midoobay ee 47aad ee Gudiga Dadka iyo horumarintoodad oo ay soo abaabushay Qaramada midoobay UN, oo lagu qabtay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York.  Ayaa waxaa ka soo qeyb Wafdiyo ka socda dalalka oo dhan, oo iskuugu jiro wasiiro, Agaasimo iyo Diblomasiyeen iyo Madaxda ururada waaweyn ee la shaqeeyo Xafiisyada qaramada…

        Read More

          Goobaha Halbawlaha u ah Hargeysa Oo Habeenkii 14-naad Mugdi ah iyo Halis Ammaan-darro oo Soo Wajahday Shacabka Caasimadda

          Hargeysa:12-April-2014 (SDN)-Waxa Habeenkii 14-aad Oo Xidhiidh ah Madaw ku Sugan inta Badan Guryaha Caasimada Hargeysa ku Yaalla iyo Waliba Goobaha Halbawlaha, kadib markii ay Warshadii korontoda Ee Dawladdu shaqadii Joojisay. Shacabka Caasimadda ayaa intooda badan Marka laga Yimaaddo  Guryaha ku Madow waxa soo Foorsaartay Cabsi iyo Halis Ammaandarro, kadib markii ay Madaw isku Beddeleen Dhammaanba…

          Read More

            Al-Shabab Strategy Perplexes Some Experts

            WASHINGTON — About a month ago, African Union troops and Somali government soldiers retook the town of Huddur from the militant group al-Shabab. The capture came relatively easy. When the troops approached, al-Shabab just retreated into the hinterland. The following day, the town of Wajid also fell to pro-government forces. Several towns were then recaptured:…

            Read More

              Shacabka Iyo Maamulka Kismayo Oo Ku Jira Diyaar-garowgii Ugu Dambeeyey ee Lagu Soo Dhaweynayey Ra’isal Wasaare Cabdiweli oo Halkaas Ku Wajahan

              Kismaayo:12-April-2014 (SDN)-Guud ahaanba Shacabka  iyo Masuuliyiinta Kismayo, ayaa si weyn ugu diyaar-garoobaya soo Dhaweynta Ra’isal wasaaraha Somalia oo Lagu Wado inuu Halkaas Booqasho ku Tago. Maamulka ku-meel-gaadhka ah ee Jubba ayaa warbaahinta u sheegay inay wadaan diyaargarow xooggan oo lagu soo dhoweynayo R/wasaaraha Soomaaliya oo iyagu qudhooda ku wargeliyey inuu ku soo Wajahan yahay. Macallin…

              Read More

                Maraykanka Oo Maraakiibtiisa Ku Sugan Badweynta Hindiya Ugu Digay Inay U Dhawaadaan Dekedda Muqdisho Oo Ay Halis Ammaan Ku Sheegeen

                Washington:12-March-2014(SDN)-Dawladda Maraykanka, Gaar ahaan Waaxdeeda  arrimaha dibbadda, Maraakiibteeda ku sugan Badweynta Hindia, waxa ay uga Digtay inay u dhawaadaan Dekedda Muqdisho. Digniintan ayaa lagu Sababeeyey in Helay Xog Sheegaysa in Urrurada Al-qaacida iyo Al-shabaab ay Qorshaynayaan sidii ay weerraro ugu qaadi lahaayeen Waddamo ku Yaalla Geeska Afrika iyo waliba Bariga Dhexe.   Waaxdu waxay sheegtay…

                Read More

                  City Council creates “Somali American day”

                  The Minneapolis City Council voted Friday to mark July 1 as “Somali American day” in the city, which is home to many immigrants from the east African country. The date holds significance among Somalis, who celebrate independence day on July 1 both in Somalia and the United States diaspora. Abdi Warsame, the first Somali-American on…

                  Read More

                    DAAWO:Wefdi K socda Dawlada Soomaaliya oo Buuhoodle ka degay iyo Duyuurada ay la socdeen oo Jabuuti ka soo kacday

                    Buuhoodle April 11,2014(SDN)-Waxaamaanta markii labaad magaalada Buuhoodle ka degay duyuurad ka soo duushay dalka Jabuuti oo ay la socdeen xubno ka tirsan dawlada Soomaaliya isla markaana dib ugu kicintintay magaalada Taleex iyada oo duyuuradu ay sii qaaday mid ka mida madaxweyneyaasha Khaatumo. Dawlada Somaliland ayaan ilaa iyo haatan ka hadal duulimaadkan labaad ee ay Buuhoodle ku tagtay…

                    Read More

                      Somalis in Mogadishu connect to high-speed internet

                      Residents in the Somali capital of Mogadishu are adjusting to fast internet connection speeds after service providers introduced fibre optic technology to the city last week. Having previously used dial-up and satellite-link to access the internet, Somalis are now able to browse the internet with connections on par with the rest of the developed world….

                      Read More

                        Wasiirka Duulista Somaliland: Masuuliyiinta Soomaaliya ama Punland way soo mari karaan Madaarada Somaliland, marka laga reebo masuuliyiinta Somaliland u dhashay ee maamuladaas ku jira

                        Hargeysa April 11,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabd ayaa manta shaaciyay isbedel siyaasadeed oo ku wejahan masuuliyiinta Soomaaliya u dhashay ee dalka Madaaradiisa safar ku mari kara. Somaliland ayaa hore hawadeeda uga mamnuucday in masuuliyiinta xilalka ka haya dalka Soomaaliya aaney safar ku mari kareyn madaarada iyo hawada Somaliland. Hadalka wasiirka…

                        Read More

                          Wasiirka Duulista Somaliland oo Mashaariic laga hirgeliyay Madaarka Hargeysa xariga ka Jaray

                          Hargeysa April 11,2014(SDN)-Wasiirka wasaarada duulista iyo Hawada Somalilamd Md Maxamuud Xaashi ayaa manta xariga ka jaray mashaariic laga hirgelinayo madaarka magaalada Hargeysa. Wasiirka oo ka warbixiyay Mashaariicda ayaa hadaladiisii waxa ka mid ahaa“ Mashaariicdan aynu saaka soo bandhignay ee aanu furnay, waxay ahaayeen laabatan mashruuc oo bilihii ugu dambeeyey aanu hirgalinay, ILAHAYna nagu garab galay,…

                          Read More

                            Yusuf Garaad iyo Ali Americo oo Qeylo dhaan ka keenay Soomaalida Nairobi ku xiran

                            Nairobi,11,Apr.2014(SDN/QJ)-Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka Kenya. Waxaan goobta ku arkay dad dhowr boqol aan ku qiyaasay, in badan oo ka mid ahna waan isla hadalnay. Qiyaasteyda dadka aan arkay…

                            Read More

                              Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray Dhismayaal Loogu Tala Galay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool Gaalkacayo(SAWIRO)

                              Gaalkacyo April 11,2014(SDN)-Madaxweynaha dawladda Puntland Oo Xariga Ka Jaray  Dhismayaal Loogu Tala Galay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Nool  Gaalkacayo. Madaxweynaha Dawladda Puntlandi Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa  xariga ka jaray guryo ka kooban 483-guri kuwaasi oo loog tala galay inay hoy ka dhigtaan dadka barakacayaasha ah ee ku sugan Magaalada  Gaalkacayo ee xarunta…

                              Read More

                                Somali-land politicians are accustomed to standing-by criticism from the media against the government right or wrong

                                The policy of blaming the victim is very harmful and presumption of innocence without evidence or the background of the dilemma is destructive to the society. The politicians who are standby criticizing the government for dispute between two parties (the government and someone committed unlawful act) is very harmful as it encourages the public to…

                                Read More