Webmaster

    Magaalada Buuhoodle oo Maanta ay Soo Fadhiisatay Diyaarad Sida Wefti ka Socda Somalia

    Buuhoodle 10.April 2014 (SDN)- Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Buuhoodle,ayaa maanta yeelatay garoon diyaaradeed oo shaqaynaya isla markaana ay maanta soo fadhiisatay diyaaraddii ugu horraysay oo ay la socdeen Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo State Yuusuf Jaamac(Indha-sheel  iyo Xildhibaanno ka tirsan  Baarlamaanka Soomaaliya. Markii ay soo caga dhigatay diyaaradda maanta soo fadhiisatay magaalada Buuhoodle oo…

    Read More

      Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Si Kediso ah ku Tagay Magaalada Jawhar SAWIRO

      Jowhar 10.April 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaraha Somalia Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maanta  gaaray magalada Jowhar xarunta Shabeellada dhexe. Wasiiradda Amniga,beeraha iyo masuuliyiin kale ayaa socdaalkiisa Jowhar ku weheliya wuxuna u raacay Jowhar helicopter iyadoona ammaanka saakadii hore lasii adkeeyay. Mamulka Gobalka Shabeelada dhexe iyo shacabka ayuu Cabdiwali kula shiray magalada waxayna ka wada…

      Read More

        Eng Maxamed Xaashi “Waa Nasiib Darro Wayn Ragii Siyaad Barre ku Dhaliilayey inuu Xaq Darro ku kacay Ee Aynu ka Dagaalannay In Iyagii Galaan.”

        Hargaysa 10.April 2014 (SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo xiligan ka mid ah siyaaiyiinta ku bahoobay madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ,ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay habdhaqanka ay kula dhaqmayso Bulshada Somaliland. Mujaahid:Maxamed Xaashi Cilmi Oo maanta ka hadlaayey shir-jaraa’id oo ay qabteen siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga ku bohoobay,ayaa ugu horrayn…

        Read More

          Hargaysa oo Maanta Golaha Deegaanka Sheffield Looga Mahadceliyay SAWIRO

          Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- “Waxa aanu u mahadnaqaynaa Golaha Deegaanka Sheffield, Aqoonsiga ay Somaliland siiyeen (We Thank Sheffield Council for the Recognition of Somaliland)” qoraalkaasi waa mid ka mida hal ku dhig-yadii ku xardhanaa goobta Xaflada lagu qabtay.   Maanta waxa Caasimada Somaliland ee Hargeysa laga dareemayey Dhaq-dhaqaaq xoogan, kaasi oo la xidhiidha Xaflad si…

          Read More

            “Waa in Khasaarihii Jariirada Haatuf la Geliyay ay Xukuumadu Magdhawgeedii Bixiso” Muj Xasan Ciise {DHAGAYSO}

            Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Maanta ka hadlay Qadiyada Xidhitaanka Xukuumadu kula Kacday Wargayska Haatuf oo ka mid ahaa Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Xasan Ciise Jaamac Waxa uu Tilmaan ka bixiyay Qaabka loo maro anshax marinta Wargayska hadii gef laga Tirsado Waxaanu Xusay inay Qurux badnaan…

            Read More

              “Cabudhinta Xukuumadu kuma hayso oo Keliya Saxaafada balse hantidii Ummadii ayay ku haysaa” Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

              Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure ayaa Sheegay in Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inaanay Cabudhin ku hayn oo Keliya Saxaafada balse Waxay Cabudhisay Hantidii umaddu wada lahayd. Mujaahid Xasan Guure oo ka hadlayay Dareenkiisa ku aadan Albaabo u Xidhida Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku hayso Saxaafada…

              Read More

                Wasiirka Hawlaha Guud oo daboolka ka qaaday inay ku rajo weyn yihiin in Hargaysa ay dib u hesho laydhkii Dawlada laba Cisho Gudahood

                Hargaysa 10.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Mudane C/risaaq Khaliif Axmed Ayaa Shaaca Ka Qaaday Rajo Wanaagsana Ka Muujiyey In Dib Loo Kici Warshada Laydhka Ee Magaalada Hargaysa. Warshada Laydhka Ee Hargaysay Oo Labadii Toddobaad Ee Ugu Dambeeyey Aan Wax Dab Ah Siinin Dadkii Isticmaali Jirtay Korontadeeda Ayaa Wasiirku Waxa Uu Sheegay In Ay…

                Read More

                  LUGHAYA: DIBUDEJINTA MA LAGA GAADHSIINAYAA DOORASHADA?

                  Dhagaxdhiggii LUGHAYA, Siilaanyo sabaalayn ololo doorasho ayey ka ahayd. Ninkii taas u rixinayaa, isaga iyo yeelkiis e, Ciisahana tolow ma dibudejintaa lagu seexinayaa? Maqlay barakacayaashii ayaa loo diiday inay suuliyaal qotaan. Maqlay Wasiirkeenaa ka ergeeyey.Maqlay xafiis baa Saylac dibudejinta looga dhagaxdhigay. Mase maqal LUGHAYAA xeryo looga diraaciyey qaxootiga la soo celin doono. Ma maqal, taambuugyo…

                  Read More

                    Cillad Loo Maara La’yahay Oo Hawada Ka Saartay Qaybtii FM-ta Radio Hargeysa, Xilli Xukuumaddu Ku Mashquulsan Tahay Tirtiridda Saxaafadda Madaxa Bannaan

                    Hargeysa:10-April-2014(SDN)-Idaacadda Radio Hargeysa, Gaar ahaan Qaybteeda FM-ta ayaa muddo Saddex Habeen ahba ka bixi La Cillad ay Maara   La yihiin Farsamo yaqaannada ka Shaqeeyaa. Iddaacadda  ayaa Cilladan Ku Timi la Dareemay Habeenkii Salaasadu Soo Gelaysay, waxana Guud ahaanba Shaqadii Joojiyey Qaybo Ka Mid ah Warlalisyada Yar yare Ee Qaybta FM-ta, walina  wax xal ah…

                    Read More

                      Ethiopia OO Ka Hadashay Hawlgallada Ciidankoodu Ka Wadaan Somalia

                      Addis Ababa:10-April-2014(SDN)-Xukuumadda Ethiopia, ayaa si Toos ah uga Hadashay Hawlgallada ay Ciidankiisu ka Qaybta yihiin ee Laga Wado Gudaha Somalia. Wasiirka warfaafinta dowlada Ethiopia oo saxaafada kula hadlay magaalada Addis Ababa  ayaa sheegay inay wiiqeen awoodii ALshabaab ay ku lahaayeen dalka Soomaaliya,isla-markaana ay ka Saareen Goobo muhiim u ahaa jiritaankooda oo Noloshoodu ku xidhnayd.  …

                      Read More

                        Raila Odinga Oo Somalida Kenya Lagu Dhibaataynayo Siiyey Hiil ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal Wasaarihiisa

                        Boston:10-April-2014 (SDN)-Dadka Somalida ah ee Dhibaatadu Ku Haysato Dalka Kenya, ayaa Jawaab  Hiil ah oo ay Ka Waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal Wasaarihiisa Ka Helay Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga. Mr Odinga  ayaa eedeeyay qaabkii ay dowlada Kenya ula dhaqantay dadka Soomaaliyeed, howlgalada ay kula dagaalamayso argagaxisada ee magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa,…

                        Read More

                          Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Oo Degmada Dhahar Shahaado Sharaf ku Siiyey Ilaalinta Deegaanka Iyo Duurjoogta

                          Garowe:10-April-2014  (SDN)-Shirweynihii Maamulka Puntland Garowe ku Qabtay ee Lagaga Hadlayey Ammaanka Duurjoogta iyo Deegaanka, ayaa waxa Abaal marin ku heshay Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag amaba Haylaan. Shirweynaha oo ay ka soo Qaybgaleen Madax Sare oo uu Hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ayaa Degmada dhahar lagu Guddoonsiiyey Abaalmarintan sida Qiimaha leh ee ay u ilaaliso Deegaanka ay…

                          Read More

                            Qirashada Saxaafada Somaliland ee la safashadii Kulmiye iyo xabsiyada xukuumadu ku gurtay xigmada ka danbeysa

                            Hargeysa April 10,2014(SDN)-Saxaafada Somaliland ayaa intii ka danbeysay Doorshadii madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabaneysay in xukuumada Kulmiye ay cadaadis aaney ka muteysan ku heysay. Saxaafada Ayaan maraba ku andacoon in shuruuc dalka u taala lagu tuntay ee waxa marwalba ay ku garnaqsaneysay in ay gacan Kulmiye ku siiyeen in talada dalka ay la wareegaan. Guddoomiyaha…

                            Read More

                              Nuxurka Kulan dhex maray Gudoomiyaha Baanka dhexe iyo Gudida Joogtada ah ee Wakiilada

                              Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Guddida Joogta Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland. Kulankan Ayaa Ahaa Mid Ay Guddidu Su,aalo Ku Waydiinaysay Guddoomiyaha Islamarkaana Aan Loo Ogolayn Warbaahinta , Waxaana Kulankaasi Ka Dib Warbaahinta Hadal Kooban Siiyey Guddoomiye Ku Xigeenka Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Md….

                              Read More