Webmaster

    Shirkii IGAD ee ka hortaga abaaraha oo la soo gabagabeeyey iyo R.wasaaraha oo khudbad ka jeediyay

    Kampala, March 28.2014(SDN)-Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March.   Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah madaxweyneyaasha iyo hogaamiyeyaasha dalalka IGAD, ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha dalka…

    Read More

      Ra’isal Wasaaraha Somalia iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya oo Kulan Ku Yeeshay Nairobi

      Nairobi 27.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuuamadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Aamina Maxamed. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, oo lagu amray in ay ka baxaan magaalooyinka oo ay ku…

      Read More

        Every time Kulmiye party has overcome from crisis, the party falls to another crisis deeper or worse than the earlier one

        The word crisis originated from Greek origin and it is an unstable and dangerous situation affecting an individual, group, community, or whole society. Crises are deemed to be negative changes in the politically, socially or economically. Crisis is the situation of a complex system (family, economy, society) when the system functions poorly, an immediate decision is…

        Read More

          Dhagaysiga Dilkii Foosha Xumaa ee Marxuumad Ruqiya oo Maxkamada G.Hargaysa ay Amboqaaday

          Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa shalay la horgeeyay gabadh ku eedaysan inay ka danbaysay dilkii loo geystay marxuumad Ruqiya Siciid  Ayaanle oo dabayaqadii bishii hore maydkeeda laga helay guri ku yaala xaafadda New Hargeysa oo gabadhaasi deganayd  iyo sideed qof oo kale oo falkaasi kula eedaysan. Dhegaysiga dacwadaasi ayaa markii labaad shalay …

          Read More

            Magaalada Garowe oo laga Dajiyay Maxaabiis Budhcad Badeed ah oo laga soo Qaaday Seychelles

            Garowe 27.March 2014 (SDN)- Sagaal qof oo maxaabiis ah oo loo haysto falal burcad badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Maxaabiista oo lagu soo xukumay jasiiradda Seychelles ayaa xabsigooda ku dhamaysan doona magaalada Garoowe, sida uu sheegay ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamed Xareed Faarax. Hay’adda…

            Read More

              Been ku hadli mayo haddii aan idin idhaahdo cid caawa garanaysa tiradii dadka iyo baabbuurtii wefdigaas, lama hayo

              “Mus dalleena baa jira, Bahal baa duddada tuban, Demmenaanta ubadkayga, Iyo Deylo lumisteeda, Iyo dacawadeer buuxda, Anigiyo dedaalkayga, Markaan dayo ammuurtayda, Daacadow laxdaydani, Dar Alley ku socotaa,” Maansada Dir-sooc, 1990kii ee Ibraahin-gadhle, Haa….Ma hadda ayaynu soo miiraabaynaa……Misehadda ayaynu sii goosnaynaa….. Safarkii Siigaale ayaynu hadda ka meydhannay. Weji-ku-macaashkii iyo hadhaagii sacabka iyo durbaannada ku mamay ayaa…

              Read More

                Ciidamada Amaanka ee Somaliland oo Saldhiga Dhexe Su’aalo ku Weydiinaya Dhakhtar Macaw oo Dad Badani Isu Diiwaangeliyeen inuu baadho,Adduun badana laga qaaday

                Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta duhurkii albaabada u laabay xarun caafimaad oo uu baadhitaan ka waday Dr. Cali Macaw oo ka yimid magaaladda London ee dalka Ingiriiska kaasi oo  ay isku diiwaan geliyeen 2000 oo qof oo ka kala yimid goboladda dalka iyo qaar ka mid ah wadammadda jaarka la ah…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Hogaanka Kulmiye ka Dalbaday inay Ceebaha Dul Hoganaya ka Jeediyaan Si Dhakhso ahna u Qabtaan Shirweynihii Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye

                  Hargaysa 27.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u yeedhay Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Amray sida Ilo wareed kulankaasi u dhuun daloolaa sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo Af-jaro muranka ka taagan Saami qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha. Kulanka Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse dhex maray ayaa lagu soo…

                  Read More

                    Agaasimaha SONYO Oo Guriga Cad Ee Maraykanka Looga Arrimiyo Kula Kulmay Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Maraykanka SAWIRO

                    Washington 27.March 2014 (SDN ) Agaasimaha Fulinta ee Dallada Ururada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO, Mr. Siciid Maxamed Axmed ayaa socdaal ku jooga dalka Maraykanka. Waxa uu ka qayb galayaa barnaamij ay wado Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka oo la yidhaahdo International Visitors Leadership Program (IVLP). Waa barnaamij ay dawlada Maraykan si toos ah…

                    Read More

                      Xisbiga Waddani Oo Xukuumadda Kulmiye Ku Eedeeyey Hab Dhaqan Halis Ku Ah Jiritaanka Qaranka.

                      Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani, Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Afraad Ee Xisbigaasi Mudane Cabdi Raygal Ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Uga Shakiyay Heerka Ilaalinta Qaranimada Somaliland. Sidaasna Waxa Uu Ku Sheegay War-Saxaafadeedkan oo u dhigan Sidan:- “Waxaa baryahan dambe isa soo taraya maamul xumo baahsan oo…

                      Read More

                        Madaxweyne Ku Xigeenka Punt land oo ka Gaws Qabsaday shaqada hantidhowrka Puntland,Somaliland ku Xidhiidhiyay Wada Shaqaynta Axmed C.Godane

                        Garowe 27.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo maanta 26.March.2014 socdaal ku tagay qaar ka mid ah wasaradaha dowladda ayaa sheegay inuu soo arkay qaar shaqaynaya iyo kuwo laga maqan yahay. Camey ayaa sheegay inay jirto habacsanaan ka jirta qaar ka mid ah wasaradaha dowladda wuxuna sheegay in looga baahan…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxame d cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk

                          London 27March14(SDN) Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk in Banaanbaxa 18 may ay fursad  fiican tahay  marka ay ku jiraan doorashooyinka Wadankan Uk sida  golahooda dagaanka markan oo kale wax walba way ogol yihiin oo waad tusi karata qadiyadaada iyo xagey mareyso ta kale waad…

                          Read More

                            Human Rights Watch oo ku eedeysay dawlada Itoobiya in ay dhegeysato Mobilada qurbejoogta iyo shirkadaha ganta ka siiya oo la shaaciyay

                            Adis Ababa Mar 27,2014(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dhegeysato isgaarsiinta dadka ay u aragto in ay ka soo horjeedaan. HRW ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay gacan ka hesho shirkado isgaarsineed oo laga kala leeyahay dalalka China,UK,Itly iyo Germany. Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa…

                            Read More

                              Mandera is safe, says police boss

                              Mandera police boss Noah Mvivanda has said the county is safe and ready for investments. In an interview with the Star at his Mandera town office yesterday, he said although there are a few incidents of crime, the police have beefed up security in the area. “We have taken all necessary measures to ensure Mandera…

                              Read More

                                Somalia commissions Offshore Oil and Gas Survey

                                The Somali government has commissioned a study of the nation’s offshore oil and gas reserves by British-owned Soma Oil and Gas. According to a report by Bloomberg, depending on the result of the survey, which commenced mid-February, the Somali government may start issuing exploration licenses to petroleum companies by next year. Due to the outbreak of civil…

                                Read More