Webmaster

    Xafiiskii Albaabada loo Xidhay ee Univesal oo Raali gelin ka Bixiyay Barnaamijkii u danbeeyay ee Faaliyaha Qaranka {DHAGAYSO}

    Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Wakiilka Xafiiskii Iridaha loo Laabay ee Telefishanka Universal oo Maanta la hadlay Warfidiyeenada ayaa raali gelin ka Bixiyay Hadal ka baxsan Milgaha Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada oo Telefishanka Universal laga baahiyay Barnaamijkiisa Faaliyaha Qaranka kaas oo Dhaawicii Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ku sheegay inuu Sakhraansanaa Markii…

    Read More

      “Lacag aan ogolaasho looga haysan golaha Baarlamanka lama bixin karo Baanka Dhexe” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia

      Muqdisho 29.March 2014 (SDN)- Afhayeenka baarlamaanka DF ayaa maanta sheegay inay mamnuuc tahay lacagta laga saaro bankiga dhexe ee Somalia Wax lacag ah oo aanay ka war qabin guddiga maaliyadda baarlamaanka Somalia. Jawaari ayaa fadhiga maanta ee baarlamaanka ka hor sheegay bilowga bisha afaraad inay warqad codsi ah u diri doonaan dadka gacanta ku haya…

      Read More

        “Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka” Sheeko Taxane ah Qaybtii 1aad (DHAGAYSO}

        Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Waa Sheeko Jacayl iyo Waayo la soo Dersay Nin araga Naafo ka ah Looguna Wanqalay “Walbahaarka Jacaylka Iyo War la’aanta Indhoolka” Waxay Sheekadani ku Dhacday Nin lagu Magacaabo Maxamed Cabdi Wabax. Hadaba Shabakada Qurbejoog.com Waxay la Socodsiinaysaa dhamaanba Akhyaarta ku Xidhan inay Si Toos ah Sheekadan oo Xiise Badan Suugaan door…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka iyo Wasiirul dawlaha Waxbarashada oo Tegay Bogcada uu Madaxweyne Siilanyo ku Dhashay ka Daawo Qurbejoog.com

          Dharyaley 29.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wasiirul Dawlaha Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta dhagax dhigay Xarumo Caafimaad iyo Kuwo Waxbarsho  oo laga hirgalinayo Deegaanka Dharyaley oo ka Tirsan Gobolka Togdheer . Deegaankan ay Mashaariicda Caafimaad iyo Kuwa…

          Read More

            Madaxweynaha Kenya oo Kulan la Qaatay Ganacsatada Somalida ee Xaafada Eastleigh

            Nairobi 29.March 2014 (SDN)- Madaxweynhaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada Soomaalida ee ku nool xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi. Sida uu ku qoray boggiisa barta xiriirka bulshada ee Facebook, Uhuru ayaa sheegay in ganacsatada uu kala hadlay wax ka qabashada arrimaha ammmaanka ee Kenya, wuxuuna xusay inay ku heshiiyeen inay…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka,iyo Booliska oo Jabuuti u Kicitimay Ka Daawo Qurbejoog.com

              Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, islamarkaana uu wehelinayo Taliyeyasha Ciidamada Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale,Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

              Read More

                Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somalia oo Loo dhaariyay Xubin ka Tirsan Baarlamanka Somalia DHAGAYSO

                Muqdisho 29.March 2014 (SDN):- Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan Wasiirkii hore ee Arimaha dibada Somalia Ra’isal wasaare xigeena ahayd ayaa maanta si Rasmi ah uga mid noqotay Baarlamaanka Somalia. Waxay buuxisay booska Ismaaciil Xasan Jaamac oo hore uga mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka. Marwo Fowsiya ayaa ka mid ahayd Wasiirada ugu firfircoonaa Xukumaddii Ra’iisal Wasaare Saacid…

                Read More

                  Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo ku soo Fool leh Magaalada Garowe

                  Garowe 29.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta 29.March.2014 kasoo anbo baxay magalada Bosaso oo maalmihii lasoo dhaafay uu kulamo kala duwan kula yeeshay shacabka Gobalka Bari. Wararka soo gaaraya Qurbejoog  ayaa sheegaya madaxwaynaha Puntland inuu soo afmeeray socdaalkii iyo kulamadii Gobalka Bari dibna ugu soo laabanayo magalada Garowe. Inta uu ku…

                  Read More

                    Daawo Sawiro…Xarun cusub oo TVGA Somsat ka furtay magaaladda London iyo Jaaliyada Somaliyeed oo si mugleh uga soo qayb gashay qaybaheeda kala duwan

                    London29March14(SDN)Tvga Somsat ee xaruntiisu tahay caasimada labaad ee wadankan uk ee Birmiham waxay xafiis cusub ka furteen caasimada wadankan uk ee London xaruntan ayaa waxay noqonaysaa xarun muuhima oo goobta laga furay xafiiska aya noqonaysa xarunta ganacsiga badan ku leyiihiin jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay jaaliyada soomaliyeed…

                    Read More

                      Wariye C.laahi Xuseen Darwiish oo uu Maayarka Ceerigaabo amaray in la Xidho

                      Ceerigaabo 29.March 2014 (SDN)Ciidamadda Police ka gobolka Sanaag ayaa saaka xabsiga dhigay Weriyihii tvga Royal Tv, Shabakadda Oodweynenews iyo Wargeyska Waaheen uqaabil sanaa Gobolka Sanaag Cabdulaahi Xuseen Darwiish waxana ciidamaddu weriyaha marki ay ugu tageen xafiiska usheegen in amarka xadhigiisa uu bixiyay Maayarka Degmadda Ceerigaabo iyo taliyaha Sirdoonka ee Gobolka. Ma Cadda ujeedda ka dambeysa…

                      Read More

                        Obama oo kulan la qaatay boqorka Sucuudiga iyo Sucuudiga oo ka careysan sida Mareykanku u wejahay Syra iyo Iran

                        Riyadh Mar 29,2014(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareyknka oo booqanaya dalka Sucuudiga ayaa kulan la yeeshay boqorka dalkaas ee Cabdalah oo ay ka wada hadleen qodobo ka careysiiyay boqortooyada. War Mareykanku ay ka soo saareen kulanka ayaa lagu sheegai in Madaxweyne Obama uu boqorka Sucuudiga kala hadlay qodob ay ka mid yihiin Qalalaasaha Syria iyo hubka Neuklear ka…

                        Read More

                          Camp Dynamics Present Unique Challenges

                          One of the most notable differences between working in the sectors most UFCW 401 members do and working in the remote services industry (camp catering), is the presence of a rotating scheduling system. This differs greatly from our other nearly 30,000 Local 401 members.  Here’s how it works. Having to take a bus, drive a…

                          Read More

                            Four Sullivan educators raising funds for Somali trip

                            Two days after the end of school in June, four Minneapolis educators plan to head off to a different kind of summer school. Three teachers and a Somali-born bilingual aide from Anne Sullivan Communication Center plan to fly to Somalia in a quest to better understand the background and educational needs of Somali-American students who make up 60 percent…

                            Read More

                              Qaramada Midoobey oo canbaareysay Goaankii Kenya ku dalbatay in Soomaalida dib ugu noqdaan Xeryaha Qaxootiga

                              Geneva  Mar 29,2014(SDN)-Hay’ada Qaramada Mideebey u qaabolsan Qaxootiga ayaa dhaleeceysay goaankii ay dawlada Kenya uga dalbatay qaxootiga dalkooda ku sugan in ay dib ugu noqdaan xeryaha loo qoondeeyay. Hay’ada ayaa sheegtay in qaxootigan u badan Soomaalida ee faray in ay ku xaroodaan xeryaha buuxdhaafay in ay keeni kareyso caqabado kala duwan. “Waanu fahamsan nahay baahida…

                              Read More

                                Waxgaradka Degaanka War-Cibraan oo ka fal celiyay Mashaariic la sheegay in Xukuumadu ka fulineyso Degmedooda

                                London Mar 29,2014(SDN)-Waxgarad ka soo jeeda degaanka War-Cibraan oo daalacday qoraal dhawaan ku soo baxay bogan qurbejoog.com ayaa ka waramay cida fulineysa mashaariicda horumarineed ee halkaas haatan la dhagax dhigay mudo sadex sano iyo badh ka dib kolkii talada dalka uu la wareegay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxgaradka ayaa ka waramay in dadka degaanka oo isu…

                                Read More