Webmaster

Qorshaha Cusub Iyo Hindisaha Ruushku uu Ciidamadiisu Ku balaadhinayo Guud ahaan caalamka DAAWO

Moscow 28. July 2017 (SDN/QJ):- Iska hor’imaadada siyaasadeed iyo kuwa millateri ee u dhexeeya maraykanka iyo ruushku waxa ay ahaayeen kuwo laga dareemayey dhamaan qaaradaha dunida, haatanse waxa ay noqden kuwo laga arko badaha waaweyn dhexdooda, taasina waa mid ku cad qorshaha cusub ee ciidamada Raashiya loogu daadguraynayo ee loogu balaadhinayo daafaha caalamka iyadoo saldhigyo…

Read More

Xasuusta Murugada Iyo Naxdinta Xasuuqii Xeebta Jasiira Ee Muqdisho iyo Tirada Dadka reer Somaliland ee ku Naf-waayey DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Taariikhdu markay aheyd 17kii July, 1989, waxay ku beegan tahay Sannad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii uu dhacay Xasuuqii Xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho ee sida badheedhka loogu gummaaday 46-qof oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Jamhuuriyadda Somaliland markii ay taariikhdu ahayd 17 July 1989-kii. 17/7/1989-kii ayaa goor habeennimo…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia oo War Farxad Leh u Sheegay Shaqaalaha Dawlada DAAWO

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Raisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maalmahaan dambe waxa uu noqday mid si weyn u soo jiitay xubnaha Baarlamaanka Somalia iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed . Mudane Xasan Cali Kheeyre ayaa ka dhabeeyay balan qaadyo fara badan oo uu horay u shaaciyay , wuxuuna iminka ka farxiyay shaqaalaha…

Read More

Dawladda Itoobiya oo Soo Iibsatay Maraakiib waaweyn oo Ganacsi Iyadoo Dalkaasi aanu lahayn wax bad ah DAAWO

Addis Ababa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Itoobiya ayaa xariga ka jartay oo soo iibsatay Maraakiib waa weyn oo cusub kuwaas oo iminka lagu soo bandhigay dekada caalamiga ah ee dalka Jabuuti . Dad badan ayaa is weydiinaya halka la geeyn doono Maraakiibtaan cusub maadaama la wada ogyahay in dalka Itoobiya uusan leheen Bad ama…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Guddi u Saaray Isku Dhacii Muqdisho Ku Dhex-maray Ciidamada Dawladda Federaalka Somalia ee Khasaaraha sababay DAAWO

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in guddi loo xil-saaray isku-dhacyadii dhexmaray ciidammo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Isku dhacyadii ciidamada dhexmaray waxaa ku geeryooday ku dhawaad shan askari halka afar kalena ay ku dhaawacmeen.   Mid kamid ah iska hor imaadyada waxaa uu ka dhacay…

Read More

Qaramadda Midoobay oo Daboolka Ka qaaday Cidii ka danbaysay Duqayn lala Beegsaday Doon ay Saarnaayeen Tahriibayaal Somali ah oo Diyaarado ku Duqeeyeen Marin Biyoodka Baabul Mandab

New York 28. July 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay baadhayaal ka socda ayaa xaqiijiyey in Xulafada Sacuudigu hogaamiyo ay ka dambeeyeen duqeyntii lala beegsaday doon ay saarnaayeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo marayey xeebta degmada Xudeyda ee Yemen bishii March ee sannadkaan. Warbixin qarsoodi ah oo ay Reuters heshay ayaa xaqiijinaysa in weerarka oo lagu dilay 42 Soomaali…

Read More

“Waxa uu jecel yahay in uu gacanta I qabsado,Dadku ma dareensana illaa xadka uu jecel yahay in uu gacantayda qabsado’’ Madaxweyne Donald Trump

Washington 28. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyna dalka Maraykanka ayaa mar kale khamiistii toddobaadkii ina dhaafay ku celiyey hadalladiisii la xidhiidhay booqashadii u dambaysay ee uu Faransiiska ku tegey, isaga oo aad carrabka ugu adkeeyey in madaxweynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron uu jecel yahay in uu gacantiisa qabsado Madaxweyne Trumo oo waraysi siiyey wargeyska New York…

Read More

Ururka Alshabaab oo Soo Bandhigay Tiradii Dagaal yahan ee Weerarka ku qaaday Xaruntii Ganacsi ee Westgate Mall ee Nairobi

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horeesay shaacisay tirada dagaalyahandii ka dambeeyay weerarkii sanadkii 2013 lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalada Nairobi, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro aad u badan. Muuqaal 35-daqiiqo soconaya oo kooxda Al Shabaab uga hadashay Duulaankii ciidamada Kenya kusoo galeen Soomaaliya iyo dagaalka…

Read More

Israa’il oo Cadaysay inay Joojisay Wax ka Bedel ay rabtay inay ku samayso Masjidka Qudus ee Barakaysan & Iimaamka Masjidkaas oo ka hadlay Gadoodka Falastiiniyiinta

Quddus 28. July 2017 (SDN/QJ):- Booliska Israa’iil Waxa Ay Ku Dhawaaqeen Inay Joojiyeen Dhamaan Talaabooyinkii Ammaanka Ee Ay Ka Hayeen Gudaha Masaajidka Alqudus, Isla Markaana Ay Ka Fureen Agabkii Kala Duwanaa Ee Ay Albaabadiisa Ku Xidheen. Israa’iiliyiintu Waxa Ay Intaa Ku Dareen In Ilaalinta Ammaanka Masaajidka Lagu Celiyey Qaabkiisii Hore Ee Uu Ahaa Waxii Ka…

Read More

Maxkamadda Sare ee Sucuudiga oo Taageertay Go’aan dil ah oo Lagu Xukumay 14 Eedaysane oo Qoomiyadda Shiicada ah

Riyadh 28. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada sare ee Boqorooyada Sucuudiga ayaa taageertay go’aan ay hore maxkamadi dil toogasho ah ugu xukuntay 14 eedaysane oo ka soo jeeda qowmiyada shiicada ee Boqortooyadaasi. Wargayska Cukaad ee sucuudiga ka soo baxa ayaa khamiistii shalay waxa uu daabacay in maxkamada sare ay aqbashay xukunkii dilka ahaa ee lagu xukumay…

Read More

Waddanka Jordan oo Shuruud ku Xidhay in Shaqaalaha Safaarada Israa’il ay ku soo Noqdaan Magaaladda Cumaan & Sababta Keentay

Cummaan 28. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jordan Waxay Go’aamiyeen In Aanay Marnaba Ogolaan Doonin In Shaqaalihii Safaaradda Israa’iil Ay Dib Ugu Soo Noqdaan Magaalada Cammaan Iyadoo Aan Maxkamad La Horgaynin Ninkii Shaqaalaha Safaaradaa Ka Tirsanaa Ee Dilay Labadii Qof Ee Jordan U Dhashay. Wargayska Al-Qad Ee Dalka Jordan Oo Soo Xiganayey Diblumaasi Wadankaa U Dhashay…

Read More

Xaalad Deg Deg ah oo Lagu soo Rogay Dalka Japan Baqdin laga qabo in Kuuriyada Waqooyi ay Gantaal Cusub Tijaabiso

Japan 28. July 2017 (SDN/QJ):- Wadanka Japan Waxaa Lagaga Dhawaaqay Xaalad Degdeg Ah Iyadoo Uu Soo Baxayo Tuhun Ku Saabsan In Kuuriyada Waqooyi Ay Tijaabinayso Gantaal Cusub Oo Kuwa Ridada Dheer Ah . Tijaabadaas Oo Ay Ku Soo Beegayso Munaasabada Heshiiskii Lagu Joojiyey Dagaalkii Labada Kuuriya Ee Socday Intii U Dhexaysay Sanadihii 1950 Ilaa 1953….

Read More

Qisada Askari Maraykan Ah Oo Loo Aqoonsaday Kan Dhiiggii Ugu Badnaa Daadiyey Taariikhda Ciidamada Maraykanka, Loona Diiwaan Galiyey Inuu Laayay 2746 Qof Oo Ciraaqiyiin Ah

Washington 28. July 2017 (SDN/QJ):- Gaashaanle Dillard Johnson oo ka mid ah Ciidamada Dhulka ee dalkaasi Maraykanka ayaa loo aqoonsaday ninkii tirada ugu badan dad ciidamada Maraykanka ka soo hor jeeda ku dilay adduunka guudkiisa kii ugu badnaa kadib markii la xaqiijiyey isna uu qirtay in uu qudha ka jaray in ka badan 2746 qof…

Read More

28 Qof oo Ku dhintay Duqaymo isbahaysiga Maraykanku ka fuliyeen Xaafadaha Magaaladda Raqqa ee Dalka Suuriya

Raqqa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Hawl-Wadeenada Ka Tirsan Hay’adaha Xuquuqul Aadanaha Ee Suuriya Ayaa Sheegay In 24-kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyey Ay Ugu Yaraan 28 Qof Ku Dhinteen Weerar Dhanka Cirka Ah Oo Ay Isbaahaysiga Maraykanku Hogaamiyaa Ku Qaadeen Xaafadaha Ay Weli Gacanta Ku Hayaan Kooxda Daacish Ee Bariga Magaalada Raqqa Ee Dalka Suuriya. Telefishinka…

Read More

Saliid Saytuunka oo La Ogaaday inay Xoojiso Xusuusta Kana Hor Tagto Cudurka Xusuusta Dila ee Khatarta ah!!

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis Maraykanka lagu sameeyey dhowaan ayaa lagu ogaaday in cunista saliid saytuunta gaar ahaan nooceeda sida dabiiciga ah loo miiraa ay xoojiso xusuusta iyo awoodda maskaxeed ee waxbarashada isla markaana ay yarayso samaysanka walxaha lagu magacaabo Amyloid beta oo ka mid ah sababaha keena cudurka unugyada maskaxda dila ee lagu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Ay Maanta Ugu Buuxdo 7 Sano Oo Uu Xilka Qaranka Hayo & Milicsiga Khudbaddiisii U Horreysay

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Khamiista Maanta oo Taariikhdu tahay 27-ka bisha 7-aad ee Sannadka 2017-ka, ayaa waxa 7 Sannadood ku buuxsantay Muddada uu Xilka Qaranka hayo Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Madaxweyne Axmed-Silaanyo ayaa 7 Sannadood ka hor, Maanta oo kale Xilka Madaxweyne-nimo kala wareegay Madaxweynihii Xilka uga horreeyay oo ahaa Mudane Daahir…

Read More

‘’C.raxmaan Cirro Wuu ka Hogaamin Wanaagsan Yahay Muuse Biixi Iyo Faysal Cali Waraabe’’ Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Hogaaminta Musharaxiinta Xisbiyada Qaranka DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la filayaa in doorashadda Madaxtooyo ee Somaliland ay qabsoonto 13-ka Bisha November ee Sannadkan aynu ku Guda jirno ee 2017,Waxaana u taagan Sadexda Xisbi qaran. Xisbiga Kulmiye Murashaxa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Murashaxa Madaxweyne Xigeen C.raxmaan Saylici Xisbiga Waddani Murashaxa Madaxweyne C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ambassador…

Read More