Addis Ababa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Itoobiya ayaa xariga ka jartay oo soo iibsatay Maraakiib waa weyn oo cusub kuwaas oo iminka lagu soo bandhigay dekada caalamiga ah ee dalka Jabuuti .
Dad badan ayaa is weydiinaya halka la geeyn doono Maraakiibtaan cusub maadaama la wada ogyahay in dalka Itoobiya uusan leheen Bad ama wax xeeb ah .
https://www.youtube.com/watch?v=hlgapZ1uRGU

