Webmaster

“Saddexduba Waa Xisbiyo Qaran, Qof Meel Ku Qasbanna Ma Jiro, Dadkuna waxay Codkooda siin doonaan Qofkii Hadal Wanaagsanaada ee Ciyaar wanaagsanaada..” Cabdicasiis M.Samaale

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay loolanka Xisbiyada Qaranku ugu jiraan Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay Dalka ka dhacdo bisha November ee Sannadkan 2017-ka. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Dadku ay Xisbiyada ku…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Saraakiil Ciidan oo Wehelisa oo Qaadacay Deegaamayn Cusub oo laga samaynayay Gobolka Sool

Laascaanood 30. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirrir oo ay Weheliyaan Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidamadda Qaranka Iyo Booliska ayaa Kormeer ku tegay Deegamada Bali Hadhac,Iyo Dhaban saar oo hawd kaga beegan Magaaladda Laascaanood. Ujeedada Kormeerka Gudoomiyaha Iyo Saraakiisha Wehelinaysay ayaa la Xidhiidhay Sidii ay u Joojin lahaayeen Deegaamayn Cusub oo…

Read More

Muqdisho: Eray Bixinta ‘Igu Sawir’ iyo ‘Igu Dayo’ oo Qabsaday Baraha ay Bulshadu ku Wada Xidhiidho & Sababta Xoojisay ka hadalkeeda oo Warbixin laga Diyaariyey

Muqdisho 30. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’ iyo sidoo kale olole kale oo lagu taageerayo dowladda oo loogu magac daray ‘Igu Dayo’. Ololahan waxa uu soo biloowdey sanadkii hore , waxaase hadda dib usoo cusbooneysiiyey hees cusub…

Read More

Qaliin Aad U Layaab Badan Oo Ay Fuliyeen Dhakhaatiirta Dalka Hindiya & Bukaanka Qalliinku ku Socdo oo Giitaar (Kaman) Iska Tumanaya!

Delhi 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dhakhaatiir Dalka Hindiya qaarkood ayaa fuliyey Qaliin aad u layaab badan oo aan hore loo arag, qaliinkaasi oo lagu fuliyey mid ka mid ah Fannaaniinta Dalkaasi ee ku caan baxay garraacista aalada loo yaqaano Giitaarka oo ay soo waajahday dhibaato dhinaca Maskaxda ah oo khakhal ku riday Xiddido ka mid…

Read More

Dawlad Samaysanaysa Khad Internet Oo Aan La Jabsan Karin & Baqaha Waddamada Reer Yurub ee Tiknoolajiyadda Casriga ah

China 30. July 2017 (SDN/QJ):- Xili ay aad u soo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo suurtogalin kara in aan  internetka laga jabsan karin. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu diyaarinayaa magaalada Jinan ee Shiinaha, halkaasi oo dad gaadhaya illaa 200 qof oo isugu jira ciidan iyo…

Read More

Haweenay Isku Dayday Inay Sharci Darro Ku Galiso Dalka China Teleefano Iphone Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay !

Shenzhen 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka China ayaa had iyo jeer Diirada ku haya Dadka isku daya inay si sharci daro ah Dalkaasi wax u galiyaan, haddaba ciidammada Cashuuraha ee  Dalkaasi ayaa waxay gacanta ku dhigeen haweenay isku dayday inay 102 Telefoon oo kuwa gacanta ah ay galiso Dalkaasi isla markaana si sharci daro ah…

Read More

Nin Ka Tirsan Kooxda Daacish Oo Isku Dayay Inuu Gabadh Isku Eekaysiiyo, Si Uu Hawlgal U Fuliyo Balse Iloobay Inuu Iska Xiiro Shaarubaha !

Mousil 30. July 2017 (SDN/QJ):- Ninkan ayaa lagu tilmaamay inuu yahay qofkii ugu caqliga xumaa amase ugu doqonsanaa ee la qabtay isaga oo ka sii baxsanaya Magaalada Mousil ee Dalka Ciraaqa ee dhawaan ciidammada Dalka Ciraaq ay sheegeen inay ka xoreeyeen kooxda Daacish. Ninkan ayaa markii uu baxsanayay isku dayay inuu isku eekaysiiyo qof dumar…

Read More

Wax ka Baro Xidhiidhka Dhexeeya Cadhada Badan Iyo Wadne Istaaga & Daraasad Cusub oo arrimo badan iftiimisay

Washington 30. July 2017 (SDN/QJ):- Daraasad cusub oo ay sameeyeen koox ka socotay dalkaasi Maraykanka ayaa lagu sheegay in qofka cadhada badani uu khatar ugu jiro inuu wadnuhu istaago,isaga oo markasta la kulmaaya khalkhal dhinaca cimilada ah ,gaar ahaana kulaylka jidhka oo is bedbedelaaya,taasina ay tahay ta keeni karta inuu qofkaasi ku dhaco wadne istaag…

Read More

Xigmad Rumowday “Lacagta Nolol Laguma Iibsan Karo” Heesaagii Caan baxay Bobe Marley

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Heesaagiii weynaa ee dalka Jamiaca u dhashay Bobe Marley oo kubad ciyaaraya sanadkii 1977 ayuu dhaawac ka soo gaadhay faraha lugihiisa mid ka mid ah, Waxaana lagu daweeyay dhakhtarka nabarkii laakiin haddana ma bogsan. Markii xanuunkii ka tegi waayay oo fartii bogsan weydaya ayaa lagu sameeyay baadhis xoogan waxaana loo…

Read More

Maxkamad la soo Taagay Nin Ey uu lahaa ugu Magac daray Madaxweyne Caan ah oo ka soo Jeeda Qaaradan Africa,Dareenka Madaxweynaha Iyo Dooda Eedaysanaha

Nigeria 30. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa la tuuray Dacwad ka dhan ahayd nin 41 jir ah oo u dhashay dalka Nigeria kaasoo lagu eedeeyey inuu Eygiisa ugu magacdaray madaxweynaha dalkaas Muhammadu Buhari. Joachim Iroko, oo ah ganacsade isla markana sidoo kale loo yaqaano Joe Fortemose Chinakwe, ayaa la xiray 2016 isaga oo lagu eedeeyay in…

Read More

Xarakada Al-shabaab Oo Soo Saartay Digniin Cusub Oo Ku Socota Shacabka Dalka Kenya

Nairobi 30. July 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay Video loogu digay Shacabka dalka Kenya inay ka qeyb galaan Doorashada ka dhaceysa dalkaas dhowaan.   Sarkaal lagu Magacaabo Axmed Iimaan Cali oo ka tirsan Al-shabaab isla markaana ka mid Ajaanibta la joogta shabaab ee ka soo jeeda Kenya oo ka soo muuqday Video-gaas ay…

Read More

Dunnida Ragbaa Ku Nool : Waa Khiyamadii Ka Yaabisay Dawladda Iyo Dadka Japan ee ilaa Maanta Wax Raad ah laga hayn!

Japan 30. July 2017 (SDN/QJ):- Sanadkii 1968 ayaa dalka Japan nin askari ah oo Mooto amase Dhug dhuglay wataa uu joojiyay gaadhi ay lahaayeen Baanka Japan oo ahaa kuwa lacagta lagu qaado. Askariga ayaa markiiba si degdeg ah ugu wargeliyay in loo sheegay in gaadhigu uu qarxayo oo bam hoosta kaga xidhan yahay. Intii aanu…

Read More

Mid Ka Mid ah Shirkadaha Maraykanka Ah Oo Soo Saartay Qalab Yar Oo Ay Shaqaaleheeda Kula Socon Karto Xaaladaha ay ku Sugan Yihiin SAWIRO

Washington 30. July 2017 (SDN/QJ):- Shirkad laga lee yahay wadanka Maraykanka ayaa soo saartay qalab aad u yar oo lagula socon karo shaqada iyo waxyaalaha uu iibinaayo qofka shirkadaasi u shaqaynayaa, kaas oo lagu xidhaayo jidhka qofka shaqaalaha ah. Qalabkan ayaa hadda galay tijaabadiisii ugu horeysay, iyada oo lagu tijaabinaayo ilaa 50 shaqaale ah, kuwaas…

Read More

Akhriste Iska Jir Inaad U Seexato Dhinaca Bidixda Waayo Waxaad u Dhow dahay inuu ku Haleelo Cudurka Faaligu!!

Hargaysa 30. July 2017 (SDN/QJ):- Daraasado badan ayaa xaqiijiyay in qofku marka uu hurdo uu mar kasta u halis ugu jiro inuu faalig ku dhaco, waxaana aay sheegeen inay taasi sabab u tahay qaabka qofku u hurdo iyo jidhka oo keenaysa in jidhku ka hortago wixii debeda kaga imanaya. Sida ku cad maqaal lagu daabacay…

Read More

Diyaarad Sucuudiga Laga Leeyahay Oo Afar Saacadood Dul Wareegaysay Magaalada Manchester Ee Dalka Britain !

Manchester 30. July 2017 (SDN/QJ):- Diyaarad laga leeyahay Dalka Sucuudiga ayaa afar saacadood ku dul wareegaysay Magaalada Manchester ee Dalka Britain, sida lagu soo bandhigay wakaalada wararka ee Manchester today, diyaaradan oo sida la sheegay ka mid ahayd Diyaaradaha shirkada Sa’udi Airways ayaa la xaqiijiyay in markii dambe ay si nabad ah u soo caga…

Read More

Noole Midabkiisa Iyo Saansaantiisa Aan Hore Loo Arag Oo Muddo Dul Heehaabayay London

London 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dadka ku nool Caasimada London ayaa waxay aad ula yaabeen noole muddo dul heehaabayay Magaaladaasi, noolahan ayaa la sheegay inuu middabkiisu Madaw ahaa isla markaana uu marrarka qaar middabkiisa baddalayay, iyadoo marrarka qaar uu aad usoo dhawaanayay, balse inta badan waxa uu kala dhex galayay darruuraha, Wargeyska Daily Mail oo…

Read More

Maxaa Ka Jira in Magaaladda Hargaysa Laga Furay Kiniisad Cusub oo ay Ku Cibaadaystaan Dadka aaminsan Mad-habta Kaatooliga?+ Dhawaqa Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Haweenay Ajaaniib ah oo Ku Sugan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa Sheegtay in Xukuumadda Somaliland Ogolaatay in Magaaladda Hargaysa laga Furo Kiniisad Cusub oo ay Ku Cibaadaysan doonaan Sida ay Xustay Dadka aaminsan Mad-habta Kaatooliga. https://www.youtube.com/watch?v=bBCwnSuF1w0 Dhanka Kale Wasiirka diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland mudane Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa…

Read More