Xeerka Wada Shaqaynta Baarlamanka oo Gudida Shuruucda ee Golaha Guurtida loo Xilsaaray
Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida J.S.L oo uu shir gudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md:Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyey Guddi hoosaadyada joogtada ah inay soo diyaariyaan warbixinahoodii ,si ay Golaha warbixin uga siiyaan howlahooda uu Goluhu u igmaday, Gudoomiyaha Golahaasi ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Guddida shuruucda ee Golaha Guurtida…
