Webmaster

    The Minister of Health of Somaliland Arrived Borama

    Borama 12.Jan 2014 (SDN)- Especial delegation led by the Minister of Healthy of Somaliland Dr. Sulaymaan Ciise Axmed Xaglotoosiye has arrived Borama for the first time in the office, and started four days inspection tour to Awdal and Salal region   In the arrival of the healthy minister and accompanied delegates were warmly welcomed in…

    Read More

      Somaliland: Prof Samatar on the Quest for Statehood

      By: Jaafar M. Sh Jama Professor Ahmed Ismail Samatar spoke at Burco University on January 4, 2014. The presentation was part of a series of one-sided debates, lessons and discussions with officials and elders; and Isak and Gadabursi intellectuals in Burco, Hargaysa, Gabiley and Borama. He said his second visit was a follow up to…

      Read More

        Africa Sees Violent, Deadly Start To 2014

        By: Khaleej Times Sub-Saharan Africa has seen a very violent start to 2014, with raging conflicts in South Sudan and Central African Republic, as well as continued violence in Congo, and attacks in Somalia and Kenya. The death tolls are huge and the individual incidents gruesome. One estimate says nearly 10,000 people have been killed…

        Read More

          Madaxweynaha Somaliland oo Markii u Horaysay ka Hadlay in Talada dalku Gacantiisa ku Jirto iyo Caafimaadkiisa {DHAGAYSO}

          Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay iyaga waxaanu madaxweynuhu ka war bixiyey kulankii uu la yeeshay raisal wasaaraha Dalka Ethiopia. Madaxweynaha iyo Weftigiisa Waxaa ku Soo dhaweeyay Madaarka Cigaal Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Waxaanu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo…

          Read More

            Dirir Beeleed ka Curatay Deegaanka Gawsa Weyne ee Gobolka Sool iyo Dhimashada oo Maraysa afar Qof

            Laascaanod 12.Jan 2014 (SDN)- Dagaal sababay dhimashada illaa afar qof ayaa saaka ka qarxay deegaanka Doco ee tuulada Gawsaweyne kaasoo ka dhashay nin xalay lagu dillay deegaanka Oog gaar ahaan beesha (Sacad Yoonis) , kaasoo ay dishay beesha Yagoori (Jaamac Siyaad). Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dagaalku si xawli ah u socdo isla markaana…

            Read More

              Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo Beri ku Beegan iyo Xukuumada Somaliland oo Fasax Qaran Iclaamisay

              Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada  JSL  ayaa Warsaxaafadeed ay saartay oo nuqul ka midi  uu soo gaadhay  xafiiska Shabakada Qurbejoog.com ee Hargaysa Waxaa lagu sheegay in munaasibada dhalashadii rasuulkeenii suubanaa , naxariis iyo nabad galayo korkiisa ha ahaatee oo ku began maalinta beri oo bisha janaury ay tahay 13   awgeed shaqaalaha…

              Read More

                Baarlamaanka Somalia oo Hakiyay in Wasiiradii Xukuumadii Saacid lagu soo Daro Liiska Dawlada C.weli

                Muqdisho 12.Jan 2014 (SDN)- Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Dood kulul oo ay lee yihiin Xubnaha Xildhibaanada Soomaalia. Qaar kamid ah Xildhibanada Soomaalia ayaa maanta Gudoonka Baarlamaanka soomaalia u gud biyey Mooshin ka dhan ah in ay Dib u soo laabtaan Wasiiradii hore ee Xukumadii R.wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Baarlamaaka…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday iyo Wasiirro u Daba maray Heshiiska Shirkad Garoomada Diyaaradaha Dayac tirysa

                  Hargeysa:12-Jan-2014(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo  safar  Shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia ayaa Goor dhaweyd dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa kulamo aan u jeeddadooda la caddayn dalka ethiopia kula yeeshay Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia oo martiqaad u fidiyey. Dhinaca kale, wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo Wasiirka…

                  Read More

                    Weriye Siciid Ismaaciil Xuseen (Gurraase) oo Caan ku ahaa Faaqidaada iyo Falanqaynta Warar Dibada oo Shalay lagu Aasay Magaalada Hargaysa iyo Taariikh Nololeedkiisa

                    Hargaysa 12.Jan 2014 (SDN)- Alle naxariistii Janno ha ka waraabiyee waxa shalay galab si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha duleedka waqooyi ee caasimada Hargeysa marxuum Siciid Ismaaciil Guraase oo ka tirsanaa muddo dheer bahda warbaahinta madaxabanaan ee Somaliland. Marxuum Siciid Guraase oo todobaadkii hore xanuun si kadis ah ugu soo booday loogu qaaday Addis-Ababa…

                    Read More

                    Xiddigga Reer Bayern Munich Franck Ribery Ayaa Ku Maansoodey Abaalmarinta Baloon d’Or Waa markaygii Haddii Kale Ha Iga Maqnaato.(By Jaahuur)

                    Germany-11-Jan-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xiddigga reer Bayren Munich Franck Ribery oo ka dhawaajiyey waa inaan hadda ku guuleystaa abaalmarinta Ballon d’Or ama ha iga maqnaato waligeed. 30-don jirkan ayaa ka dhawaajiyey iney hadda tahay wakhtigeygii imana khuseyso haddii la buun-buuniyo Rolando iyo Messi. Ribery wuxuu intaa raaciyey,waan ixtiraamayaa Messi iyo Ronaldo goolasha…

                    Read More

                      Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia Oo Buuxiyey Jagooyinkii ay Banneeyeen Taliyayaashii Huteel Jazera Lagu Laayey, Isku Shaandhayna ku Sameeyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka

                      Muqdisho:12-Jan-2014(SDN)-Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xakiin Daahir Siciid (Saacid), ayaa Markii ugu horraysay Buuxiyey Jagooyinkii ay Banneeyeen Taliyayaal saldhig oo dhawaan Shabaab laayeen, isla-markaana isku shaandhayn ku sameeyey qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka Booliska. Wareegto cusub oo uu Taliyuhu soo saaray ayaa u dhignayd sidatan: Faarax C/laahi Maxamed, taliyaha saldhiga War-dhiigley, Siciid Abshir…

                      Read More

                        Kenya Oo Sheegatay In Qudha Ka Jartay Hoggaamiye Sare Oo Shabaabka Ka Tirsan Iyo Godane Oo Faro Ciddiyahood ku Badbaaday

                        Nairobi:12-Jan-2014 (SDN)-Ciidanka Militariga Kenya ayaa markii ugu horraysay Sheegtay inay Weeraro ay ka fuliyeen Koonfurta Somaliya ku dileen Hoggaamiye Ka Tirsan Alshabaab oo Ajaanib ahaa. Saraakiil ka tirsan Milateriga ayaa warbaahinta dalkaas u sheegay in sidoo kale weerarkaas ay ku dhinteen 30-kamid ah dagaalyahanada Ururka Al-Shabaab oo ay ku jireen Saraakiil sar sare oo kooxda…

                        Read More

                          Dawlada Kenya oo ilbaabada u laabatay xarumo ciidan oo xadka Soomaaliya ku yaal iyo siyaasiyiin sheegay in Kenya guuldareysatay

                          Garissa Jan 12,2014(SDN)Dawlada dalka Kenya ayaa shaacisay in ay gebi ahaanba ilbaabada u laabtay goobo baaritaan oo ciidamadoodu ku lahaayeen xadka Soomaaliya ay la wadaagaan. Goaankan ayay saraakiisha ciidan ee dalkaasi ku micneeyeen in uu yahay mid salka ku haya dib u qalabeyn iyo kordhin ay doonayaan in ay ku sameeyaan ciidamada goobaha ku sugnaan…

                          Read More

                            FBI-da Maraykanka Oo Soo Saaray War Ku Aaddan Weerarkii Westgate Oo Farxad Geliyey Kenya

                            Washington:12-Jan-2014(SDN)-Maraykanka ayaa mar kale soo saaray war khilaafsan mid uu muddo ka hor sheegay oo ahaa inay baxsadeen kooxdii weerartay Xarunta Ganacsiga ee Westgate. Waaxda Gaarka ah ee ciidanka Maraykanka ee loo yaqaano FBI-da, ayaa haatan sheegtay inay aaminsan tahay inay geeriyoodeen kooxdii Weerarka ka Fulisay Xarunta Westgate oo dunidu aad u hadal hayso. Ururka…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Gudida Olombikada Qaranka Somaliland Xasan Waraabe Cade Oo Safar Shaqo Oo Uu Ugu Maqnaa Wadanka Chinaha oo dalka dib ugu soo noqday

                              Hargeysa Jan 12,2014(SDN)-Gudoomiyaha Xidhiidhka Cayaaraha Fudud Ee Olombikada Qaranka Somailand Md Xasan Maxamed Cabdalle (Xasan Waraabe Cadde) Ayaa Maanta Dib ugu Soo Laabtay Magaalada Hargeysa Socdaal Hawleed Oo uu Ugu Maqnaa Wadanka Chinaha. Iyada Oo ay Halkaa Kusoo Dhaweeyeen Qaar kamid ah dhalinyarada Kooxaha Sportiga Ee Ka dhisan Caasimada Hargeysa iyo Dadweyne Kale Oo aad…

                              Read More

                                Madaxweynaha Cusub ee Puntland Oo Qoraal Ku Sheegay Tallaabooyin Maamulkiisa U muhiim ah Balse Fulintoodu Adagtahay

                                Garowe:12-Jan-2014 (SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa markii ugu horraysay Qoraal ku faahfaahiyey waxyaabaha uu qaban doono kadibmarka uu soo dhiso Golihiisa Wasiirrada Cusub ee laga sugayo. Mudane Gaas oo xalay  war qoraal ah oo uu soo saaray Nuqul ka mid ahi soo Gaadhay Qurbejoog.com, ayaa  muujiyey inay ka Go’antahay inuu shir ballaadhan iskugu keeno…

                                Read More

                                  “waxa wax laga xumaado ah in dad biyo la’aan ka cabanaya loogu jawaabo xabad nool” sheekhul baladka Hargaysa Sheekh Ismaaciil Maxamed A ciise

                                  Hargeysa Jan 12,2014(SDN)-Waxa shalay si heer sare loogu soo dhaweeyay caasimadda somaliland ee Hargaysa sheekhul baladka magaaladda Hargaysa sheikh Ismaaciil  Maxamed Aw ciise, oo in muddo ah ku maqnaa Dalka Ingiriiska ee Qaaradda Yurub.sheekha ayaa waxa  gagida  Diyaaraduhu ka haadaan kana soo caga-dhigtaan ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland…

                                  Read More

                                    Nacaybka Bulshada Reer Togdheer iyo Xukuumadda Oo Cirka Isku Shareeray iyo Wasiirro Lug ku Walaaqaya Kacdoonka Burco Ka Jira.

                                    Burco:12-  Jan-2014(SDN)-Wali waxa meel halis ah maraya Khilaafka ka Deegaanka Qaarka ka mid ah shacabweynaha ku Nool deegaanka Togdheer iyo Xukuumadda uu Hoggaamiyo madaxweyne Siilaanyo, iyadoo sababtana dusha laga saarayo Wasiirro iyo saraakiil ka tirsan maamulkan oo Hab Beleed wax u wada. Khilaafkan ayaa haatan  si weyn u soo shaac baxay, waxana shalay hadallo dhiif…

                                    Read More