Maamulka Madaarka Caasimada oo ka hadlay in Shirkad Gaar ah Kooto loogu Xidhay Gaadiidka Tagaasida ah
Hargaysa 27.Dec 2013 (SDN)- Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa maanta ka hadlay cabasho iyo eedo ka yimid qaar ka mida tagsiilayaasha qaada rakaabka madaarkaasi ka soo dega. Maamule Maxamed Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaarka ayaa sidoo kalena beeniyey ka ganacsiga Madaarka ay maamul ahaan…
