Muxuu Madaxweynaha Somaliland uga aamusan yahay qalalaasaha dalka ka taagan?
Hargeysa Dec 29,2013(SDN)-Somaliland ayaa waxa bilihii u danbeeyay ka jiray xaalado isa soo terayay oo siyaasiyan iyo nolol ahaanba u saameynayay guud ahaan bulsheada. Sida caadiyan lagu yaqaano hogaanka umaddeed ayaa xiliyada noocan oo kale ah waxa laga fishaa hadal uu k soo bandhigo xalka amuuraha dadkiisa soo wejaha. Somaliland bilihii ina dhaafay waxa ay…
