Webmaster

    Yasmin Warsame is a Somali model and activist

    Yasmine Warsame is a Canadian model who was originally born in Mogadishu, Somalia. During the early 1990s when she was fifteen years old she relocated to Canada with her family in order to avoid the civil strife and unrest that was taking place in Somalia during that time. After she became a famous model, Warsame…

    Read More

      Hargaysa: Gaadiidka Booyadaha Biyaha Waraabiya Degsiimooyin badan oo Hargaysa ah oo Shaqo Joojin ku Sameeyay

      Hargeysa 26.Dec 2013 (SDN)-Booyadaha Biyaha u dhaamiya Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa ku dhaqaaqay mudaharaad shaqo joojina oo ay kaga cabanayaan cashuurtii wado marista booyadaha oo ay sheegeen in lagu shan jeer laabay taasoo markii hore ahayd 80,000 (Sideetan kun Oo S/land Shilin ah) imikana laga dhigay 430,000 Sl Shilin . Booyadahan Mudaharaadka sameeyey oo…

      Read More

        Haweenka Xisbiga Waddani oo Hadhimo Sharafeed u sameeyay Garabka Haweenka ee Degmada Axmed Dhagax iyo Hawd oo dhawaan ku biiray {Daawo}

        Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Haweenwaynaha Xisbiga Waddani Ayaa Manta Hadimo Sharafeed U Sameeyay Garabkii Haweenka Ee Degmada Axmed Dhagax Iyo Gobolka Hawd Ee Dhawaan Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani . Waxaan Halkaasi Ugu Horeen Ka Hadashay Aamina C/Laahi Kaahin Oo Ku Hadlaysay Afka Haweenka Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani Waxaana Ay U Mahadnaqday Garabka Haweenka…

        Read More

          Muxuu ku qotomaa Socdaal uu Madaxweynaha Somalia Beri ugu Kici timi doono Dalka Kenya

          Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu berri uga qeyb galo magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya shir looga hadlayo sidii xal loogu heli lahaa dagaalka ka socda dalka Koonfur-Sudan. Afhayeenka Madaxtooyada, ahna la-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya, Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in Madaxweynaha uu ka mid yahay Madax…

          Read More

            Kenya-Citizen Participation Key to Development, Somaliland Ambassador

            Nairobi, 26 Dec 2013 (SDN) -Mr. Mohammed Abdilahi Jama aka Sifir, Somaliland Ambassador to Kenya has noted that empowered, responsive economic capacity building mainly the roads are very important in ensuring development. Speaking with the media in Nairobi, he said government therefore committed to addressing issues with citizen’s participation specially Eastern Africa Diaspora to foster…

            Read More

              “Isku deyga Fashilmay ee Argagixisada wuxuu ka mid yahay isku dayo badan oo sidaasi oo kale u fashilmay,” Hay’ada Sirdoonka Itoobiya

              Addis Ababa 26.Dec 2013 (SDN)- Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in Al-shabaab oo xiriir dhow la leh Al-Qaa’ida ay ka danbeeyaan weerarkii Bambaanada ee Fashilmay ee lagu qaaday dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada Adis-ababa bishii October. Warbixin si wadajir ah u soo saareen Hay’ada Sirdoonka iyo Ciidamada Boliiska Itoobiya ayaa waxay ku sheegeen inay xireen…

              Read More

                “Hunguriga ugu weyn ee I hayaa waan inaan ummadeydii iyo dadkaygii sii badsado (Barashooda)” Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargaysa Yimid

                Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo muddo shan bilood ah dalka ka maqnaa ka dib markii uu hore Somaliland u yimid bishii July ee sanadkan sii galbanaya , ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Hargeysa oo uu dib ugu soo laabtay. Prof. Axmed Ismaaciil Samater, oo lix bilood ka hor ka noqday…

                Read More

                  Dil ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo iyo Gacan ku dhiiglihii oo ay Ciidamada Boolisku soo qabteen

                  Ceerigaabo 26.Dec 2013 (SDN)- Ciidanka Booliska ee Magaalada Ceerigaabo ayaa gacanta ku dhigay nin Gacan ku dhiigle ah oo si badheedh ah maanta ugu dilay magaalada Ceerigaabo Marxuun la odhan jiray Xasan Naasir Jaamac. Taliyaha Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Gaashaanle Xasan Ismaaciil Yuusuf Gacmo-yare oo u waramayay Warbaahinta  ayaa sheegay in Gacan ku dhiiglahan…

                  Read More

                    Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada ee dhawaan isku shaandhaynta Lagu sameeyay oo Isu Yimid iyo arrimihii ay ka wada Hadleen

                    Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Waxa maanta xarunta golaha wakiilada gaar ahaan Xafiiska gudida ilaalinta iyo daryeelka hantida qaranka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen xubnaha gudidaas. Kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha Gudida Mudane Maxamed Cali Xirsi ayaa waxa kale oo ka soo qayb galay xubnaha gudidaas oo uu ka mid yahay Gudoomiye Kuxigeenka Cabdiqaadir jaamaca…

                    Read More

                      Dad Shuban Biyood Ugu Dhintay Xudun, Maamulka Degmadda Iyo Odayaasha Oo Baaq Qaylo Dhaan ah U Diray Xukuumadda Somaliland

                      Xudun 26.Dec 2013 (SDN): Degmadda Xudun ee Sool   iyo deegaamadda  hoos yimaadda ayaa laga soo sheegayaa in uu ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodka, kaasi  oo ay todobaadkii u danbeeyay u dhinteen lix qof isla markaana  ay dad kale oo badan u soo dhaceen xanuunkaasi. Maayarka degmadda Xudun Md. Faarax Cali Ibraahim ayaa sheegay in xanuunka shubanka oo ka dilaacay…

                      Read More

                        Gudidii Heerka Qaran ee Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Hargaysa ku Soo laabtay {DAAWO}

                        Hargaysa 26.Dec 2013 (SDN)- Waxaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa Maanta ku soo laabtay Gudidii Heerka Qaran ee Madaxweynaha Somaliland u Xilsaaray Qaadhaan Ururinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal Qaadhaan Ururin ah ku Marayay Qaarada Yurub isla markaan kulamo la qaadanayay Jaaliyada ku nool dalalka ay Socdaalka ku Tageen. Gudidan waxaa…

                        Read More

                          Hadalkii Madaxweynaha Somalia ee Xil Wareejinta labada Ra’isal Wasaare {DHAGAYSO}

                          Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka ee  Somali aMudane Xasan Sh. Maxamud  ayaa Tilmaamay Waajibaadka Hor yaaala Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Kalsoonida Baarlamaanka Ku fadhiya . Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadal uu Maanta ka Jeediyay Madal ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Ra’isal Wasaarihiisii Hore iyo Ra’isal Wasaaraha Cusub oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee…

                          Read More

                            Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Iftiimiyay Bisaylka Siyaasadeed iyo Horumarka Aragtida ee dalku ku Sugan yahay {DHAGAYSO}

                            Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha xilka la wareegay Mudane Cabdiwali Axmad Maxamed, isaga oo tilmaamay inuu ku faraxsan yahay inuu arko Soomaaliya oo si Dimuqraadi ah xilka kula kala wareegeysa, wuxuuna ku tilmaamay biseyl siyaasadeed iyo horumar aragtida siyaasadeed ee dalka. Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad uu si rasmi…

                            Read More

                              “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la yeesho hay’addaha dawladda” Ra’isal Wasaarihii Hore {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa faallo kooban ka bixiyay waxqabadka xukuumadiisa mudadii ay jirtay, isaga oo xusay in horumaro badan laga gaaray Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibadda, gaar ahaana sugida amniga, dhaqaalaha, iyo hagaajinta iyo soo celinta xiriirka caalamka. “Waxaan kula dardaarmayaa walaalkeey Ra’iisul Wasaaraha cusub dulqaad iyo wadashaqeyn dhow oo uu la…

                              Read More

                                Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Xilkii si rasmi ah ugala Wareegay Ra’isal Wasaarihii hore

                                Muqdisho 26.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia xilkii ku wareejiyay raysul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon. Xafladda xil-wareejinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirdoon ayaa sheegay in…

                                Read More