Webmaster

    jaaliyada somaliland ee uk oo sagootin balaran u sameyey wasiirka arimaha gudaha somaliland

    London 26Dec13 jaaliyada somaliland ee ku dhaqan uk ayaa sagootin balaran u sameyey wasiirka arimaha gudaha somaliland wasiirka oo ku sugan eribodka ayaa waxa u hambalyo iyo mahad naq u  diray jaaliyada ugana mahad naqay  soodhawayntii uu kala kulmay soo dhawaynta waxa xusid mudan in jaiyada galbeedka london mudane imaan uu qayb libaax ka qatay

    Read More

      “Xukuumadda Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Inay Abuurto Mashaariic Looga Hortagaya Shaqo La’aanta”

      Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa sheegay in xukuumadda cusub looga fadhiyo inay abuurto mashaariic fara badan si dhallintu ay uga baxaan shaqo la’aanta haysata. Guddoomiyaha ayaa sheegay in horumarinta dalka ay tahay in si wadajir ah looga wada-shaqeeyo, wuxuuna si gaar ah carrabka ugu dhuftay adkeynta amniga oo…

      Read More

        Ururka Horumarinta Wadooyinka Ee Asarda oo ka hadlay Goorta ay dhamaanayso Waddada Isku Xidhaysay Boorama Iyo Dilla {Sawiro}

        Boorama 25.Dec 2013 (SDN)- Waxaa si habsimay u socda hawlaha dhamaystirka wadada isku xidhaysa Boorama Iyo Dilla ee ay gacanta ku hayaan hay’ada wadaniga ee reer Awdal Ee ASARDA ,Wadadan oo ah mid halbawla u ah isku xidhka gobolada Galbeedka iyo Caasimada Somaliland ayaa ah mid gabogabo ku dhaw. Shir jaraa’id oo ay maanta ku…

        Read More

          Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo lagu eedeeyay Lunsi Hanti qaran oo dhan 4$ Milyan oo dollar {DAAWO}

          Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowsiya Yusuf Aadan ayaa lagu eedeyey inay lunsatay 4-milion oo doolarka Maraykanka ah isla markaana ay lahaayen shaqaalaha safaradaha Soomaaliya ay ku leedahay caalamka. Cabdi Satar oo kamid ah masuliyinta safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sidaa u sheegay warbaahinta. http://www.youtube.com/watch?v=_u6iDAd3Am8

          Read More

            Baarlamanka Federaalka Somalia oo laga dalbaday inay ansixiyaan Hindise Sharciyeedka Bada

            Muqdisho 25.Dec 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Daraasaadka Badaha ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar ayaa maanta ka codsaday baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya in uu meel-mariyo hindise-sharciyeedka badaha. Kulan uu maanta yeeshay baarlamaanka oo su’aalo lagu waydiinayay guddoomiye Faarax Axmed Cumar ayuu mudanayaasha uga codsaday inay ansixiyaan hindise-sharciyeedka si wax looga qabto dhibaatooyinka ka jira…

            Read More

              Murashixiintii doorashooyinka Punt land oo Gorgortan dheer kadib loo ogolaaday qodob Muran Xoogani ka Taagnaa

              Garowe 25.Dec 2013 (SDN)-Ka dib shirar badan iyo kalamo ay yeelanayen maalmihii la soo dhaafay musharaxiinta xilka madaxtinimo u taagan Puntland doorashada 2014 ayaa lagu soo waramayaa inay ogoladeen guddiga xalinta iyo xulida ee uu magacaabay madaxweynuhu. Magacaabista Guddiga xulista xildhibaanada & xalinta khilaafaadka ayaa dhalisay muran, waxana ku doodeen musharaxiintu in laga qaybgasho xubanaha…

              Read More

                Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka oo ka Hadashay Kulan lagu Midaynayo Cududa Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka

                Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada  Caafimaadka Marwo  Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa maanta uga furtay  magaalada Hargaysa  xubno ka mid ah    Masuuliyiinta iyo Howl-wadeenada wasaarada Caafimaadka   kulan hawleed  lagu falanqaynayo  Sidii loo midayn lahaa Cududa shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka. Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka  Marwo Nimco Xuseen Qawdhan  oo furitaankii kulankaasi  ka hadashay   ayaa sheegtay…

                Read More

                  Abwanka qarniga abwaan Siciid Ilko Jiir ayaa waxa jawaab kulul u diray xoghayahii hore ee xisbiga ucid Kayse Gurey

                  London 25Dec13 ~(SDN) Abwan Sicid Ilko Jiir ayaa waxa jawaab kulul u diray xoghayahii hore ee xishiga ucid Kayse Gurey isaga oo fariinta tix gabaya u faray isaga oo soo gaarsiyey qurbejoog .com abwaan siciid ilko jiir iyo tageerayashiisa aya waxay soo dhaweyeen xisbiga Ucid iyo Gudoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe  iyaga oo ku…

                  Read More

                    Ururka Qareenada Somaliland oo Daboolka ka qaaday isku Milanka Waaxda Garsoorka iyo Fulinta iyo Marxalada dalku marayo {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa Shir Saxaafadeed ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay Si ba’an u weerareen hanaanka Garsoor ee dalka maanta ka jira iyagoo ku dooday inaanu Jirin Wax garsoor ah oo Madax banaanidii distoorku siiyay ku dhaqma. Ururka Qareenada Somaliland ee Solla waxay ku baaqeen in Shacabka…

                    Read More

                      Dagaal Xalay la Isku Miray oo ka dhacay Garbahaarey Dhimashada oo 8 Qof Maraysa iyo Dhaawaca oo Tiro beelay

                      Garbahaaray 25.Dec 2013 (SDN)- Siddeed qof ayaa ku dhimatay, tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacantay dagaal xalay duleedka magaalada Garbahaarrey ku dhex maray ciidamada dowladda federaalka iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Garbahaarrey Iimaan Caddow Kaarshe ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in dhinacooda hal askari uu uga dhintay dagaalka, mid kalena uu uga dhaawacmay. Wuxuu…

                      Read More

                        Akaademiga Nabada iyo Horumarka oo Cadeeyay Magaca dooda qaran iyo Xiliga la qabanayo {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland ayaa maanta ka hadlay arrimaha ay ku Heshiiyeen Sadexda Xisbi qaran ee Ku Wajahan doodii tallo qaran ee ay marti galinayeen. Gudoomiyaha Akaademiga Nabada iyo Horumarka ayaa Sheegay in Xisbiyada Qaranku ay isku afgarteen Magaca Dooda iyo Wakhtiga la qabanayo. Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso…

                        Read More

                          Ciidamada Sucuudiga oo dhibaato ku Haya Haweenka Soomaliyeed ee ku Jira Xabsiyada dalkaasi

                          Jeddaha 25.Dec 2013 (SDN)- Wararka ka imaanaya xabsiyada ku yaala dalka Suciidaga ayaa sheegaya in xabsiyadaasi ay ku dhibaateysan yihiin Dad Soomaaliyeed, kuwaasi oo aan xabsiyada ku helin adeegyadii loogu talo galay maxaabiista. Gabdho Somaliyeed oo qaar kamid ah dhaawac rasaaseed ku yaallaam jirkooda ayaa waxay ku dhibaateysan yihiin Xabsiyo ku yaalla magaalada Jiddah ee…

                          Read More

                            Ikhwaanka Masar oo iska fogeeyay Qarax dalkaas ka dhacay iyo digniin ay u jeediyeen dawlada

                            Qahira Dec 25,2013(SDN)-Qoraal ay soo saareen ururka Ikhwaanka ee dalka Masar ayaa lagu dhaleeceeyay qarax dalkaas ka dhacay maalinimadii talaadada. “falkaasi waxa uu weerar bareera ku ahaa midnimada shacabka Masar,dawladuna waxa ay u isticmaaleysaa Ikhwaanka waxaaney abuureysaa kala fogaasho,colaad iyo degenaansho la’aan”ayaa lagu yiri qoraalka Ikhwaanka. Kamal Xabib oo ka mid ah Islaamiyiinta Masar kana…

                            Read More

                              Sarkaalka Ugu Sarreeya Ciidanka Kenya Oo Kismayo Ka Degey Iyo Ujeeddada Socdaalkiisa

                              Kismayo:25-Dec-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa ku waramaya in shalay uu halkaasi gaadhay Taliyaha ugu sareeya ciidamada Milatariga dalka Kenya Gen.Julius Karangi.   Taliyaha ayaa ka soo dagay Garoonka Kismaayo isagoo mid mid u gacan qaaday Ciidamada Kenya ee qeybta ah howlgalka AMISOM ee ku sugan Magaalada Kismaayo….

                              Read More

                                Mujaahid Boobe Yuusuf Oo Shirguddoonka Wakiillada Ku Tilmaamay Dabin Kulmiye Daahir Rayaale U Dhigay oo Qayrul-dastuuri ah

                                Hargeysa:25-Dec-2013(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Muj. Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay khilaafka ka dhex cakiran Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland iyo Hannaanka ay maxkamadda U soo Farogelisay Murankaas.  Mujaahid Boobe oo shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay inay wax lala yaabo tahay in Gole…

                                Read More