Webmaster

Itaquerao Stadium ee Loogu Talagaley Furitaanka Koobka Kubadda Cagta ee Aduunka oo Afweynta Darsadey (Codsi Dadweyne Awgii)DAAWO) By Jaahhuur

Sao Paulo-Brazil-Nov-29-2013-(SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa garoonkii weynaa ee loogu talagaley in lagu furow koobka kubadda cagta ee aduunka Brazil 2014-ka oo dumey kuna dhinteen 2-ba shaqaalihii ka mid ahaa. Laba wiig ayaa ka hadhsaneysd in qorituurka loo sameeyo 32-dii dawladood ka qeybgali lahaa tartankan. Haddaba garoonkan oo lagu magacaabo  Itaquerao Stadium ayaa…

Read More

    ” Dib ugu Noqoshada Soomaaliya Qaxootiga wey ka cago jiidayaan,waayo Soomaaliya hada Niyadooda kuma qanacsana,” Hay’ada MSF

    Nairobi 29.Nov 2013 (SDN)- Sida ay sheegeen Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF, inta badan Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa ka cabsi qaba inay ugu soo laabashada wadanka dagaalada ay la dageen ee Soomaaliya,iyadoo dhanka kale Hay’adaha gargaarka loogu baaqay inay howlahooda gargaar u wareejiyaan Soomaaliya. Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab ayaa sheegay inaan wax micno ah u…

    Read More

      Somaliland: Vice-President Inaugurates Modern Slaughterhouse in Buroa-(Video)

      Buroa, 29 Nov 2013 (SDN) -Somaliland’s Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail “Zaylici” has on yesterday inaugurated a modern slaughter house completed at a cost of $1.7 million Dollar in Buroa. Togdher region officials, Ministers of agriculture and livestock and a large number of citizens participated the inaugural function of the slaughter house which was completed in…

      Read More

        Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Togdheer,Maxay ka Yidhaahdeen Qabsoomida Shirka Dooda Qaran {DAAWO}

        Burco 29.Nov 2013 (SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Maalmihii u danbeeyayba ku Sugnaa Magaalada  Burco waxa uu kulan kula yeeshay Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Kulankaasi ku Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje Burco…

        Read More

          Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Waddani oo Boorama Kulan albaabadu u Xidhan Yihiin la Yeeshay Qaybaha Bulshada

          Borama 29.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbi mucaaradka WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed Oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa shalay galab soo galay Magaalada Boorama oo uu in mudo ah ka maqnaa. Imaatinkiisan ayaa ku soo beegmaya xili khilaafka cakiran ee u dhaxeeyay xisbigooda iyo Xukuumada…

          Read More

            Maxkamad ku Taala Nairobi Oo Diidday inay Afar Soomaali ah Oo U xidhan Dhacdadii Westgate Dammiin ku sii Dayso

            Nairobi:29-Nov-2013(SDN)-Afar Dhallinyaro oo Soomaali ah ayey in Dammaanada lagu siiyo Diidday Maxkamad ku taalla Waddanka Kenya. Dhallinyaradan ayaa ku eedaysan Dhacdadii dhawaan ka Dhacday Suuqa Westgate ee Magaalada Nairobi, waxana ay  muddu dheer ku jireen Jeel ku yaalla magaaladaas, iyadoo aan wali wax caddayn ah loo haynin. Dacwad Oogayaal ka tirsan Maxkamada ayaa sheegay sii…

            Read More

              Soomaalida Ku Nool Maraykan Oo Lacago Aad u Tiro Badan U soo Ururiyey Dadka Ku Tebaaloobay Roobabkii Dhawaan Xeebaha Soomaia ka Da’ay

              Washington:29-Nov-2013(SDN)-Dhibaatada ay Sababteen Duufaanadii dhawaan ku dhuftay Xeebaha Soomaalidu Degto ayaa Qaylo-dhaantoodu Gaadhay Carriga Maraykanka. Inta Badan Soomaalida Deggan Waddanka Maraykanka ayaa dedaal u gashay  sidii dhammaan Muslimiinta Ku Nool Carriga Maraykanku uga qayb qaadan lahaan cawinta dadka ku tabaaloobay masiibadan, iyagoo  codkooda gaadhsiiyey xarumaha Dadka Muslimka ahi Caawimaaddaha ku ururiyaan. Golaha Imaamyada Woqooyiga Maraykanka…

              Read More

                Maxaad Kala Socotaa Xaalada Degmada Afmadow iyo Dagaal Culus oo ka Dhacay

                Afmadow 29.Nov 2013 (SDN) Wararka aan ka helayno saaka degmada Afmadow ee Gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay falaagada Alshabaab iyo Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo kaa shanaya Kuwa kenya uu halkaasi ka dhacay Xalay. Falaaagada Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday Xarun Ciidamada Maamulka juba ay ku sugnaayeen, hayeeshee…

                Read More

                  Taleex Oo wali Xaalad Adagi Ka Taagan tahay iyo Labadii Dhinac Oo Isu Hub Urursanaya

                  Taleex:29-Nov-2013(SDN)-Dagaalka u dhexeeya Maamul-goboleedka Puntland iyo Jabhadda Khaatumo la Baxday, ayaa wali Halkiisii ka sii socda, waxana, waxana  labada dhinacba wadaan hub urursi xooggan. Dagaalkii shaley  oo ahaa mid aad u xoog badan, ayaa  la sheegayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 10-ruux, halka ay dhaawacuna ahaayeen  tiro aad u badan oo aan si rasmi ah…

                  Read More

                    Dhimasho iyo Dhaawac uu Sababay Qarax Xooggan oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Jawhar

                    Jawhar:29-Nov-2013(SDN)-Qarax Xooggan oo Habeenkii Xalay Fiidkii hore ka Dhacay Magaalada Jawhar ayaa Sababay dhimashada Hal Ruux iyo Dhaawaca Tiro kale oo dad shacab ah. Sida ay sheegayaan wararka Soo Gaadhaya shabakada warrarka ee Qurbejoog.co. qofka dhintay ayaa lagu sheegay inay ahayd Haweenay qaad ku iibinaysay  suuqa, halka kuwa dhaawacmayna ay ahaayeen dad kale oo halkaas…

                    Read More

                      Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulka Gobolka Awdal ee Komishanka Qaranka Oo Meel xun maraya

                      Borama:29-Nov-2013(SDN)- Khilaaf Ba’an ayaa soo Kala Dhex galay Maamulka Gobol Awdal iyo Komishanka Qaranka U Qaabilsan Gobolkaas. Khilaafkan oo ka Dhashay Xafiiskii Komishanku qaranku ku lahaa Gobolkaas oo sida uu Guddoomiyaha Komishanku sheegtay lagu Wareejiyey Hay’ad kale iyadoo  oo aan wax talo ah la weydiinin, maadaama uu ahaa masuulkii Hay’addaas u qaabilsanaa Gobolkaas. Gudoomiyaha komishanka…

                      Read More

                        Diyaaradihii Muqdisho Iyo Hargeysa U Kala Gooshi Jirey Oo Rakaabkii ay Qaadi Jireen Joojiyey iyo Culayska Soo Food saaray Dadka Shacabka ah

                        Hargeysa:29-Nov-2013(SDN)-Waxa Guud ahaanba Toddobaadkan Diyaaradaha ka soo duula Muqdisho  Ee Ku soo Jeeda Hargeysa ay Joojiyeen inay Soo Qaadaan Dadka Sita Basaborka Soomaaliga ah ka dib markii laanta Socdaalka Soomaliya amar kus soo saartay inaan wax Basaboor ah loo isticmaali doonin Goboladdii hore ee Soomaaliya. Mr Gaafow   oo aaminsan in Somaliland tahay Gobollo ka mid…

                        Read More

                          Guddi hoosaadka Arrimaha guddaha ee Britain oo soo jeediyay in aan la Joojin Qaadka iyo Cida loogu daneynayo

                          Nov 29,2013(SDN)-Guddi hoosaadka arrimaha dalaka Britain ayaa soo jeediyay in aan qaadka cunidiisa iyo ka ganacsigiisaba aan la joojin si aan bulshada cuntaa loo faquuqin isla markaana aan wax yeelo u soo gaarin ka Hawlgalada hortaga Argagixisada. Guddidan oo aan awood sharci laheyn ayaase leh saameyn mug leh waxaaney sheegeen in joojinta qaadka ee Britain…

                          Read More