Webmaster

    Dooda Maamuus ka Xayuubinta Ra’isal Wasaare Saacid oo Axada Beri loo Balamay

    Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Baarlamaanka federaalka ayaa maanta yeeshay kulan looga doodayay mooshin ka dhan ah raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon. Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Afhayeenka baarlamaanka, Maxamed Cismaan Jawaari oo shir guddoominayay kulanka ayaa ku dhawaaqay in doodda mooshinka ay si rasmi ah u furmi doonto maalinta berri oo Axad ah….

    Read More

      Madaxweynaha Somalia oo Xafiiskiisa ku Qaabilay danjiraha Somalia u qaabilsan dalka Nigeria

      Muqdisho 30.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Nigeria u qaabilsan Soomaaliya. Danjire Akin Oyateru oo ay wehliyeen saraakiil ka tirsan dalkiisa ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku wareejiyay dhambaal uu uga siday madaxweynaha Nigeria, Jonathon Goodluck, oo ku casuumay madaxweynaha Soomaaliya inuu booqasho rasmi ah…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare Saacid Ayaa Saaka Kulan Balaaran La Yeeshay Daladda Ururka Dhalinyarada Soomaaliya (Soyou)

        Muqdisho, 30, Nov. 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran kula qaatay xafiiska Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SOYOU) oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho.   Kulan kaan ayaa qayb ka ah talaabooyinkii ay xukuumadu ku dhagaysanayso fikradaha dhalinyarada si loo sameeyo barnaamij…

        Read More

          Gudoomiyaha KMG Ah ee Bangiga Dhexe Bashiir Ciise , Waa Nin Caynkee Ah?

          30, November, 2013…waxaa shalay si KMG u ansixiyeen golaha wasiiradaee  xukuumada Soomaaliya magacaabista Gudoomiyaha Bangiga dhexe Bashiir Ciise oo ah khabiir ku aqoon durugsan u leh arimaha dhaqaalaha mudo aad u dheerna ka soo shaqaynayey bangiyadii Soomaaliya, isagoona soo qabtay xilal kala duwan. Bahsiir Ciise waxaa ku dhashay magaalada garoowe, wuxuuna waxbarashada hoose/dhexe ku soo…

          Read More

            Mashruuc lagu Horumarinayo Beeyada Gobolada Sanaag iyo Saaxil oo Hargaysa lagu qabtay

            Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta  miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta xafiiskeeda kulan kula qaadatay iskaashatooyinka beenyada ee gobolada saaxil iyo sanaag . Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo siii wadi lahaa mashruuc ku saabsan horumarinta beenyada gobolada sanaag iyo saaxil oo muddo istaagay kaas oo uu waday baanka…

            Read More

              Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Wasaaradda Duulistu Ka Gaadhay Horumarinta Ammaanka Madaarada

              Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa xalay lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo waaxda ammaanka ee Madaarada Somaliland ku soo bandhigeen waxqabadka iyo guulaha ay ka gaadheen ammaanka Madaarada dalka, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay dhukumantari ka hadlaya qalabka lagu baadho dadka ka dhoofaya ama ka soo degaya Madaarada dalka. Munasibadda oo…

              Read More

                Daawo Sawiro…Xafladii Dhismaha Laanta Waqooyi (North) London ee xisbiga Waddani

                London 30Nov13(SDN) Daawo Sawiro…Xafladii Dhismaha Laanta Waqooyi (North) London ee xisbiga Waddani Waxa habeenkii Khamiista  (28/11/13) lagu qabtay xaflad aad loosoo abaabulay oo lagu dhisay xubnaha gudigga laanta North London ee Xisbiga waddani. Xubnahan oo intooda oo ka kooban 11 xubnood oo hogaamin doona Laanta Waddani North London ayaa waxa Gudoomiye loo doortay Xuseen Aadan…

                Read More

                  Flights between Mogadishu and Somaliland cancelled due to row

                  Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Local Air travel between Somalia’s capital Mogadishu and Berbera, was grounded for the second day, after air carriers canceled their flights due to passport row between Somalia government and Somaliland. Somali Immigration Department has allegedly arrested passengers traveling to Berbera on Thursday, accusing them of using the previous banned Somali…

                  Read More

                    Somalia Parliament Starts Debate on Motion to Impeach PM

                    Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s parliament begun on Saturday debating a no-confidence motion against the prime minister who has fallen out with the president. Prime Minister Abdi Farah Shirdon Saaid has said he welcomed parliament’s intervention to settle the disagreement with President Hassan Sheikh Mohamud Saaid has not disclosed any details of the dispute…

                    Read More

                      Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod aqlebiyad ah u qaadaya Raiisul wasaare Saacid

                      Muqdisho Nov 30,2013(SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudo gelaya mooshin ka dhan ah raiisul wasaaraha dalka Soomalaiya Md Cabdiqaadir Faarax Shirdoon Saacid. Kal-fadhiga maanta ayaa ah mid si weyn ay dhegta ugu taagayaan Bulshada Soomaaliyeed ee filayay in dawladani ka duwanaan doonto kuwii KMG ahaa ee ka horeeyay. Xildhibaanada Baarlamaanka qaar ka mid ah oo…

                      Read More

                      Xulka Ghana Ayaa Hantiyey Koobka (GO TV WAFU CUP) Markii Aay 3-1 Ugu Itaal Sheegteen Xulka Senegal DAAWO(By Jaahuur)

                      Ghana-29-Nov-2013-SDN-Akhyaartay faaqidaaddeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxaynaa xulka Ghana oo hantiday Wafu Cup,markii aay khaarijisey xulka Senegal. Ghana ayaa u dhameysey Senegal final-na tagtey iyada oo aan laga badin(GO TV Wafu Cup) korna u qaadey TROPHY,markii 3-1 ku dhirbaaxdey. Ciyaartan oo aad u xiiso badneyd ayaa xulka Ghana daqiiqaddii 2-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolkii…

                      Read More

                        AL-Shabaab Oo Soo Bandhigay Hub iyo Saanad Militari oo ay sheegeen inay Amisom ka Furteen

                        Buulo-Buurde:30-Nov-2013(SDN)-Kooxda  Dagaalka kula jirta Dawladda Federalka Somalia ee Al-Shabaab  ayaa soo Bandhigtay Hub iyo agab kale oo ciidan oo ay sheegeen inay ka qabsadeen ciidanka Jibouti ee haatan ka tirsan ciidamada Amisom. Hubkan iyo saanaddan military ayey kooxdu bandhigeeda u qabteen munaasibad ballaadhan   magaalada Buulla-buurde oo ka mid ah goobaha ay wali gacanta ku hayaan….

                        Read More

                          “Anigu Haatan waxa Joogaa Meel Taleex ku Dhaw Magaaladana waxa Haysta Ciidamo Dadkii Guryaha kala Baxaya oo……..” Madaxweyne Indha-sheel

                          Taleex:30-Nov-2013(SDN)-Maxamed jaamac indha-sheel ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga hadlay dagaalkii ayaamahanba ka socday magaalada Qadiimiga ah ee Taleex. Madaxweyne Indho-sheel oo habeenkii xalay u warramayey Telefishanka Somsat, ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha uu keenay dagaalkii dhawaan deegaanka ka dhacay ee u dhexeeyey Puntland  iyo ciidamo khaatumo ka soo jeeda. Madaxweynaha ayaa  ugu…

                          Read More

                            KAAF IYO KALA-DHEERI: Xukuumadda Somaliland sideebay u kala Qiimaysay Prof Axmed I. Samater iyo Marxuum Axmed Aadan Qaybe

                            London Nov 30,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ee uu hogaaminaayo madaxweyne Siilaanyo ayaa ah Xukuumadii ugu horeysey ee Si aan lafileyn ukala qiimeysa Shaqsiyaad taariikh wacan kule Somalilnad iyo kuwo aan wax yeelo mooyee iyo mijo xaabinta Qaranka utaagnaa iyadoo kula kacdey wax aan laga fileyn oo ceeb ku ah qaranka iyo wax wada qeybsiga iyo tixgalinta Somaliland…

                            Read More

                              Soomaalida Birmingham oo dooneysa in Qadka la joojiyo

                              Birmingham Nov 30,2013(SDN)-Bulshada Soomaalida ah ee ku nool Midlands,UK,ayaa ku booriyay dawlada Britain in aaney ka waaban Qorshaheeda ay ku mamnuuceyso maandooriyaha Qaadka. Wasiirka arrimaha guddaha ee dalka Britain Theresa May ayaa dooneysa in dib loo qiimeeyo heerka maandooriye oo la gaarsiiyo C-grade,qaadka oo ay aad u isticmaalaan bulshooyinka Soomaalida iyo Yemen. Guddida arrimaha guddaha…

                              Read More

                                Suldaan Cali Saleebaan oo Qaylo-xooggan ka jeediyey Xaafado ka tirsan magaalada Berber oo biyo-la’aan looga qaxay

                                Berbera Nov 30,2013(SDN)- Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil oo dhowr todobaad ka hor Roobab Mahiigaan ah oo dalka ka da’ay ay ku keenaan Daadad khasaare kala duwanna soo gaadhsiiyey qaybo ka mid ah magaalada, qoysas badanna ka barakiciyey hoygooda, ayaa wakhtigan laga soo sheegayaa xaalad biyo la’aaneed oo ku habsatay xaafado ka tirsan magaaladaas….

                                Read More

                                  Diyaarad Militari Oo Ku Dul Burburtay Baar Lagu Caweeyo Oo ku Taalla Dalka Scotland

                                   Glascow:30-Nov-2013(SDN)-Diyaarad ay leeyihiin ciidamo boolis ahi ayaa khasaare weyn gaadhsiisay Dad ku sugnaa Goob lagu caweeyo oo ku taalla Dalka Scotland. Diyaaraddan ayaa ku dul Burburtay Goobtan Lagu caweeyo, waxana xilligaas saarnaa Saddex qof oo saraakiil lagu sheegay, halka Goobta ay ku du dhacdayna La Sheegay inay ku sugnaayeen inka badan 120-ruux. Sida ay sheegayan…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dawakhsan Go’aankii Uu ka Qaadan lahaa Burburka Xisbigiisa, Muddadii Shirweynaha oo Saddex Toddobaad ka Hadheen iyo Muranka Labada Dhinac Oo Madaxweynaha Hunguri Geliyey

                                    Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Muddo aan Ka Badnayn Saddex Toddobaad, ayaa Haatan ka Hadhsan Xilligii Loo Ballansanaa in La qabto Shirweynaha Loogu Hadal haynta Badan yahay Somaliland ee uu Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye yeelan doono.  Illaa iyo Hadda waxa Xisbiga Dhexdiisa ka taagan Muran iyo Is qabqabsi Ba’an, kaas oo la xidhiidha Hab-sami-u-socodka Abaabulka shirweynaha haatan kaabiga…

                                    Read More

                                      Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Baydhay Hawshii uu Qaranka u Hayey Uga Baydhay SHirar Docyeedyo uu Aqalkiisa kula Leeyahay Hoggaanka Beeshiiisa

                                      Hargeysa:30-Nov-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Gebi ahaanba Dhinac iska  dhigay oo ka Leexday Hawlihii Guurtinimo ee uu qaranka u hayey,  una Baydhay  Arrimaha Beesha uu ka soo jeedo. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa  ku mashquulsan Shirar-doceedyo uu Beeshiisa u abaabulayo, waxana uu  Maalmihii la soo dhaafay Kulamo Gooni gooni ah Aqalkiisa magaalada…

                                      Read More